Daawo Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo

Dagaal laysu adeegsaday hubka noocyadiisa kala Duwan ayaa maanta ka dhacay magaalada Galkacayo iyadoo ciidamo kala taabacsan labada maamul gobaleed ee Puntland iyo Ciidan taabacsan Maamulka C/kariin Xuseen Guuleed ay isku fara saareen xaafada Garsoor.

Inta la ogyahay dagaalkii maanta waxa ku geeriyooday in kabadan toban ruux oo dhinacyada dagaalamay ah iyo dhaawac oo la sheegay in uu gaarayo ilaa 50 ruux.

Dhinacyada dagaalamay ayaa midba midka kale ku eedeeyey in uu mas’uuliyadda dagaalka leeyahay, waxaana jira baaqyo kala duwan oo loo jeedinayo dhinacyada dagaalamay.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Daawo Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo"

Leave a comment

Your email address will not be published.