Sawirada soo socda wa kuwii ugu dambeeyey ee aan idin kaga haaynay shirkii wadatashiga ee ahaa ee lagu qabtay Degmada Nambar ee Gobolka Shabeelada hoose.
Waxaan idin kaga muuqan doona mas’uuliyiin kala duwan oo ay ka midyihiin Xildhibaan Saciid, Ex wasiir
Muxdiin Maxamed Xaaji, Ugaaska guud ee Biimaal, Suldaan Saciid oo ah suldaanka Beesha Isaaq iyo duubab dhaqameedyo kale oo halkaan aan kusoo koobi karin.
Sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa shirka wadatashiga Haweenka Qoomiyadda Beesha Direed, dhawaan waxaaan soo gudbin doonnaa dhamaan khudbadaha ay halkaasi ka jeediyey duubabka dhaqan iyo siyaasiyiinta aan weli idin daabixin.
Be the first to comment on "PHOTO NEWS Shirkii Wadatashiga Qoomiyadda Beel-weynta Direed"