Jenaraal C/hi Waafow “Waxaa Na Farxad Geliyey Soo Dhaweynta Aad Noogu Sameyseen Ceeljaale” (Video)

Jenaraal C/hi Cali Axmed Waafow Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Maamulka Koonfur galbeed oo khudbad u jeediyey Shacabka deegaanka Ceeljaale ayaa ugu horeyn ku amaanay doorka ay ka qaateen xoreynta dalka iyo soo celinta Midnimada shacabka deegaanka.

Taliyaha ayaa ugu baaqay in guud ahaan loo turo shacabka islamarkaana aan lagu xad gudbin, wuxuuna sheegay in nabad raadinta iyo horu kaca nabada ay tahaya mid waajib ah.

cowslafil.com