Dowlada Somaaliya oo xal uraadineysa Dhalinyaro xir xiran

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa waxa uu soo haal qaaday Dhalinyarada Somaliyeed ee hada ku xiran xabsiyada wadamo ka mid ah Caalamka.

Waxa uu sheegay in dhalinyaro ka badan 1,000”Kun” ay ku xiranyihiin dalalka Caalamka kuwaasi oo uu tuilmaamay in lagu heysto arimo Burcad badeednimo.

Dr Axmed Cali Daahir Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliyeed ayaa Qiray indhalinta xiran dhamaantood eysan eheyn Burcad badeed isagoona tilmaamay iney Jiraan Kaluumeysato Soomaaliyeed oo laga qab qabtay Xeebaha Soomaaliya xili ay ku guda Jireen kaluumeysi.

cowslafil.com