Amin Arts Oo Sawir Ka Sameeyey Geesiga Soomaaliyeed

geesi_dhagabadan

Amin arts ayaa sawir qiimo badan ka sameeyey halyey Sare allah u naxriistee Genaraal C/kariin Dhegabadan.
Genaraalka ayaa maanta lagu aasay Degmada Xeraale.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Amin Arts Oo Sawir Ka Sameeyey Geesiga Soomaaliyeed"

Leave a comment

Your email address will not be published.