Axmed Madoobe Oo Shariif Xasan Weeraray “Shariif Xasanoow Adiga Oo Soo Jeeda Ayaad Riyooneysaa” (Video)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo shaley iska soo duubay fariin Muuqaal ah ayuu arimo badan uga hadlay. Arimaha ka careysiiyey Axmed Madoobe waxay ahayd Mooshinkii Baarlamaanka Federalka ka keeneen Baarlamaanka sadbursiga lagu dhisay ee Jubbaland.

Axmed Madoobe ayaa si ba’an u aflagaadeeyey Baarlamaanka Federalka isagoo ku sheegay Axmaqnimo iyo Dhaqanxumo inay isku darsadeen.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Axmed Madoobe Oo Shariif Xasan Weeraray “Shariif Xasanoow Adiga Oo Soo Jeeda Ayaad Riyooneysaa” (Video)"

Leave a comment

Your email address will not be published.