Golaha Badbaadada iyo Samata Bixinta Gobolka Hiiraan oo dhex galay Howlahooda.

Wararka Naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in ay bilaabeen howlahooda Golaha Badbaadada iyo Samata Bixinta Gobolka Hiiraan, Golahan oo ka dhashay Shirkii ay Beelaha Gobolka Hiiraan ku yeesheen Magaalada Deefoow ayaa waqtigan Xaadirka ah waxeey wadaan dadaalo ay ku mideeynayaan Shacabkii soo doortay.

Gudiyada Golaha ayaa isu qaybiyay una kala safray Dhamaan Magaalooyinka iyo Tuulooyinka Gobolka Hiiraan waxeeyna wadaan kulamo wada tashi ah oo ay layeelanayaan shacabka Gobolka Hiiraan waxaana goob walba oo ay tageen kala kulmeen soo dhoweeyn aad u balaaran.

Gobolka Hiiraan ayaa hada u muuqda in shacabka degan ay u diyaar yihiin midnimo intooda badan si ay uga qayb qaataan horumarka gobolka iyo sideey wax ula qaybsan lahaayeen Gobolada Soomaaliya.

cowslafil.com

3 Comments on "Golaha Badbaadada iyo Samata Bixinta Gobolka Hiiraan oo dhex galay Howlahooda."

  1. wil xalal ah an xawdle ehen | May 24, 2015 at 4:50 am | Reply

    manshalah alaha mideyo rer hiraan xawadlana iska ceriya channel ladodana wexey kuso qorayan mid nabad dhalinkarta ma aha e nijasta ka ceriya hiraan o dhan adinkana gul ayan idin rajenaya

  2. Kkkkkkk wil ana xawadle ahey qabilka sas dhan ha unicin

  3. Waxaa ayaan daro ah in markey beel isku dhacdo leysku sii diro oo colaada la sii huriyo waa wax beni’aadinimada ka baxsan ee ilaahey ka baqa Xawaadlle si. Fiican ayaan u naqaanaa waa dagaal yahno dagaalka dirta u dhaxeeyana Xawaadlle uma dhama oo wax walba waa la soconaa marka dacaayadaha raqiiska ah iyo aflagaadada waa xaaraam ee ogaada.(WTF)

Leave a comment

Your email address will not be published.