Shirka Deefow: Golaha badbaadada, iyo samatabixinta beelaha Gobolka Hiiran

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Deefow ayaa sheegaya in masuuliyiinta halkaa isugu yimid ay ku dhawaaqeen Gole loogu magac daray Golaha badbaadada iyo samatabixinta Beelaha Gobolka Hiiraan.

shirka_deefow_golaha
Golahan oo ay ku mideysan yihiin dhamaan inta badan beelaha Gobolka Hiiraan ayaa lagu doortay gudiyo kala duwan oo aan magacyadooda dhowaan idiin soo gudbin doono Insha Allaah.

Halkan ka daawo sawirada shirka Deefoow:

DSCN1135

DSCN1137

DSCN1138

DSCN1139

DSCN1140

DSCN1181

DSCN1184

DSCN1127

cowslafil.com

14 Comments on "Shirka Deefow: Golaha badbaadada, iyo samatabixinta beelaha Gobolka Hiiran"

  1. kkkkkk labageed dhaxdoda laba odi oo ku fashilanta nolashoda iyo qoom jahwarersan masidaan ayey uyaalaan

  2. Naagta baadicade ma sidaas ayey xildhibaanad ku tahay? Xilldhibaanoow xaal qaado afsoomaliģii xitaa wey aqrin weysey laaalillaaha ilallaahu moxamed rasuulullah ceebeey tacaal awleba beerey fali jirtey maskiin

  3. Maxey wafuud ka socoto dowlada idiinku imaan waayeen hadaa dad jira tihiin?

  4. adeer halkaas baryo xawaadle laguma fadhiyo naag naag dhalay oo midgaan eh ayaa tahay xawaad le yaa yiri waa nasab boon boon dhalay ayaa tahay ina goodax bare oo aan taariiq laheyn iyo ina maxamed guure oo marna majeerteen sheegto marna jijeele ayaa baladweyne yimid kuwaa hadaad dowlad u taqaan aniga raga deefoow ku shirayo ayaa igala kitaabwen yaa xayawaan

  5. xawaadle hadii uu xoog leeyahay hayimadiin kabxanley iyo deefoow waataad laheydeen xawaadlaaleh hadaan haraga laga saarin isagoonool

  6. guul golaha badbaadada shirka bariga waa halbeel oo kaliya

  7. Ma qaraar baa Ku haya mase waad rumaysan ladahay markaad aragtay qabiiladii hiiraan Oo is wada raacay ilaa sacii cambaarta qabay ma ogiye sacaasna markuu b bogsado waa la soo xareyn doonaa.

  8. Dameer aan ku taagnahay anaan muranki doonayne

  9. horaa lagi dhahey sxb sure dowlad asagaah ah dowlad kalanah majiryo. mawaah ka hadleysaah nacaska qoslaayeh

  10. Xawaadle dagaalkii deefoow waa looga adkaaday ma istiri.hhhh mar dambe masheegan doonaan

  11. ha guuleeysto shirka badbaada iyo samata bixinta reer hiiraan ee ka dhacay deefoow.

  12. Waxaa ku qasbantihiin in aad masaakiinta lagu quudinaayo gogisha nabadeed ee b/weyne taalo soo farfariisatiin adinkoo sajuudsan hadii kale heeheehaahaa iska jirhee hiiraan beesha caalamka waxey wax weydiiyaan Beelweynta Xawaadlle.

  13. WAAN KAXUMAHAY NAKARAALI NOQDA WAAN ILOWNAY IN HALKAAN ISKAKA SAARTAAN NAQASKA IYO CIILKA SORY XAWADLOOW MARDABE HAKU SOO QORINAHA WAX DABE QOOMKAAN ISCIILAYO MAHEYSTAAN DHUL IYO DADBA AWALNA WAXAAN GUBNAY GURYIHII EYKU DAGANAAYEEN XAQDARADA MUDADA DHEER UU DAJI AABE SANDHOOL GUURE RUNTI HADA WAXA RIYA LAKU ARKAY IN AABO SANDHOOL UUYIRI ILMAHEYGIYOW QAXIYA QOOMKII AAN KU QALDAMAY MARKA KU WAAN LAKAMA YAABA IN BEER DABE IYO XOLADABE HALKAAS LAKAHELO OO EY LEEYIHIIN 150 WIIL OO GADAAL UU KATAAGANYAHAY OGAADEENKA MUDA YAR KADIB MACLUL IYO XABAD AYAA LEYNI ILEEN NIN HOY HEYSAN OO DHAN WALBO KA NIYAD JABSAN WAAYE XAWAADLE WEYNOW ILLAAH HADIN DHOORE

Leave a comment

Your email address will not be published.