War deg deg ah:Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degta oo Caawa weerar kusoo qaaday Ciidamada Beesha Surre.

War deg deg ah oo aan ka helnay Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degtaa ay caawa weerar kusoo qaadeen Ciidamada Beesha Surre.

wararka ayaa waxeey intaas ku darayaan in Ciidamada Surre ay iska caabiyeen kooxihii soo weeraray isla markaana ay dib ugu celiyeen Goobihii ay kasoo kicitameen.

Waqtiga oo habeen ah aawadeed ilaa hada lama oga qasaaraha kala gaaray labada dhinac waxaana Goobihii ay deganaayeen kusugan waqtigan xaadirka ah Labada dhinac ay dirirtu ka dhaxeeyso.

waxaa mar dhow kusoo gabagaboobay Magaalada Deefoow Shir ay yeesheen Laba iyo Toban Beelood oo kamid ah Afar iyo Tobanka Beelood ee degan Gobolka Hiiraan.

waxaana Shirkaas lagusoo dhisay Golaha Badbaada iyo Samata bixinta Gobolka Hiiraan iyadoo waqtigan Xaadirka ah Maamulka Cusub ay isu kala qaybiyeen una kala anba baxeen Dhamaan Gobolka Hiiraan si ay ula kulmaan Shacabka ay Masuuliyadooda qaadeen.

cowslafil.com

11 Comments on "War deg deg ah:Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degta oo Caawa weerar kusoo qaaday Ciidamada Beesha Surre."

  1. Cadawga cashar lama ilaawaan udhiga geesiyada surrow guushana ilaahay garabkiina haka dhigo,nijaasada soo duushayna ilaahay jab iyo hoog haku rido wecel wecel dhalay ilaa la dhameeyo fadhiisan maayo. Balaayaa wada iimaan la,aan iyo dulmi ayey wadaan mana soconayo ilaahay subxaana watacaalaa dulmi ma ogola ee ilaahay balaayo haku rido dulmigana ilaahay haku celiyo aamiin aamiin

  2. xawaadle xalaal ah | May 20, 2015 at 4:45 pm | Reply

    war culumooy raali ahaada waa canwaanteeni sheegadka ahayd waxa qaska gobolka ka wada,, is dajiya dadku waa wada dhashay ha yeeshee wax ma gartahaa nagu badan iyo doqonka… ilaahayoow noo gargaar xaa doqon ka buuxa xawaadle.

    Cowslafil baan dhul ka cayrsanaa aasaan dagaa waligey doqonimo intaas la eg maanan arag, aryaaada idinku wax ma aqrisaan miyaa caqli yaridiinaa maxaa ilma Cowslafil idin geeyay

  3. Waxaan aniga dhihi looma naxo nin gardaran xawaadlle haduu gardaran yahay ha la garaaco muxuuse hadii uu is ogyahay in uu gardaran yahay intuu u tago raali naga ahaada culumooy u dhihi waayey.

  4. Haloo dhaafo tuulooyinkooda iyo beerahooda. Hadey dir gardro wadana hala tumo.heshiiskana wanaagsan waa iga talo hiiraana waa weyn tahay ee xawaadlle waa idin baryeeynaa ee dhaafa hadey xitaa idinku soo duulaan qoorta u dhiibta oo yaan la dagaalamin waa talo

  5. Waxaa wax lala yaaba ah dad aan waxba lasocon oo hadana wax iska soo qoraaya baldib u aqri intaadan wax qorin.Dagaalkan xawaadle iyo surre wuxuu socdaa mudo sadex sano ah; waxaana loogu yimid surre oo beeraley iyo xoola dhaqata ah oo waligood halkaa daganaayeen,sida taariiqda lagu hayo dagaaladii hore ee somalida inta aan xasuusto waaxaa ku dagaalamay saalixiyada dhexdeeda tan surre iyo tii sayid maxamed cabdille xasan.Burburkii iyo dagaaladii sokeeye ayaa waxaa timid fikradaan dhulboobka ah xawaadle oo meel buuraley ah daganaa siiba buuraha hiiraan,ayay ka faa-iideysteen markuu xukunka qabsaday xasan sheekh oo reer abtinimo ugu hiilinaayo,duulaankana sidaasuu ku yimid madaxweynahana uu marwalba gacansiinayo beesha xawaadle si beerahooda iyo deegaanada surre loo qabsado lakiin surre ayaa ku adkaystay in taako dhulkooda kamida aan cidi qaadan karin.

    • waxaa u sii dheer marwlba oo dowlada u xilsaarto wasiiro waxaa hor istaago madaxweyna waxuuna ushagaa inuu nabadeynaayo isagoo beesha xawaadle oo kaliya la shiro.sidaa darteed hiiraan oo ay ku noolyihiin 14 qabiil oo xawaadlahu ku jiro, hiiraana waa dhul aad u wayn marka waxaa kushirey degmada deefow ee surre 12 qabiil oo gardarada xawaadle ku heshiiyeen iney dhinac ooga soo wada jeestaan,surre marnaba uma ogolaanayo deegaankiisa cidkale.

  6. HILMAAN HADAL KUMA JIRTEE ARINTU WAA XAWAADLE IYO SURRE EE MA AHAN DIR IYO XAWAADLE………. LEYSKUMA DHERERIYO WAXAAN IS DHAMEYN
    LABADA REER KAN QALDAN UMMADDA GOBOLKA DEGAN BAA UJEEDDA

  7. Waxaa nagu maqaal ah in xawaadlle lagu qayliyay oo leyskugu tagey heshiiskiina qaatey ee maxey Dir u diidey heshiiskii? Dir waa gar daran tahay ha joogto hadii kale maalin aan maanta aheyn ayey ka sheekeyn doontaa sababtoo ah Hiiraan 85% waxaa dagan xawaadlle meeshana ugu sareeya marka in aad heshiiska qaadataan dan ayaa idiin kugu jirto waa iga talo aniga labadaba ma ahi ee ogaada.

  8. Anagu cidna gardareysan mayno lakiin cidii qaladka nagala tagi weydo wado cadaa la marsiin idinla rabi

  9. waryaa ilah kabaqa kuwa websidka wararka beenta ah umada lacagta ugu guranaya catifada qabiil ka dhafa ee nabada iyo horomarka ugu shekeya sure iyo xawadle dadka iyaga iskaga dhow ee nin dhiman raba cid celin karta majirto waa dad isla dhashay oo isla dega oo ilma abti ilma eedo ah sure xawadle kama marmo xawadlana sure kama marmo qabiilka intiisa badan xuman iskuma raaco hadan tusale ku siyo xawadle dagalka lugu qaday besha sure iskuma raacsaneyn markan runta kahadlo sure wuu ogyahay qoyska ladagalay hada waxaan soo jedin lahaa in nabada lugu dadalo goobtaas wiil badan oo somaliyed ayaa ku go,ay oo wuxuu ku dhintay aan la ogeyn war wad wadadhalatenee ee heshiya cid idiin dhaxgeli majirto tusale wad qabtan ma,aregten dad idiin yimid dhamantod goska danbe ayey ka qoslayen markad dagalameysen waryaa marka hore isdeye idiinka sidaad kubadbadi leheyden sameeya,intas wa iga dardaran.

Leave a comment

Your email address will not be published.