Baafin: Wariye Abdiaziz Hassan Barre Affeey

Waxaan halkan ka baafin wariye Abdiaziz Hassan Barre Affeey oo ah wariyaheena (Cameraman) shabakada cowslafil uga howlgala magaalada Moqadishu ee caasimada dalka Soomaaliya.

Wariya Abdiaziz Hassan B Affeey oo markii inooga war danbeysay 2014, ku sugnaa Mugadishu, ayaa waxaa ina soo gaaray warar kala duwan oo ay ka mid yihiin in Al-Shabaab ay gacanta ku dhigeen, balse ay u suuro gashay inuu ka baxsaday haddana uu ku sugan yahay dalka dibadiisa.

Waxaan ka codsan dhamaan umada soomaaliyeed, gaar ahaan qurba joogta in qofkii la kulmo ama meel ku sheegi kara wariye Abdiaziz Hassan Barre Affeey in ay inagala soo xiriiraan email’ka hoos ku xusan

cowslafil@cowslafil.com

Waxaan dhowaan halkan idiinku soo gudbin doonaa sawirka wariye Abdiaziz H Barre Affeey

Mahadsanidiin
maamulka cowslafil.com

1 Comment on "Baafin: Wariye Abdiaziz Hassan Barre Affeey"

  1. allaha soo aruuriyp alloow soo aruuri

Leave a comment

Your email address will not be published.