Video: Taageero Golaha Badbaadada iyo Samatabixinta beelaha Gobolka Hiiraan iyo Shabeelada Hoose

Taageero Golaha Badbaadada iyo Samatabixinta beelaha Gobolka Hiiraan iyo Shabeelada Hoose

Waxaa lagu qabtay shir lagu taageerayo maamulada Gobolka Shabeelada Hoose iyo Hiiraan casimada dalkan Norway ee Oslo, maalinamada jimcaha, 15.maajo.2015.

Shirkan oo ay ka hadleen masuuliyiinta iyo hogaanka ururka Nabada iyo Horumarka Soomaaliyeed ee dalkan Norway. Masuuliyiintii halkaa ka hadlay ayaa taageeray shirka Deefoow iyo Golaha dhowaan looga dhawaaqay degmada Deefow ka dib shir halkaa ka socday mudoo isbuuc ka badan.

Waxaa kaloo ay masuuliyiinta shirkan ka hadlay taageero iyo dhiiri gelin halkaa uga soo direen maamulka degmooyinka Marka iyo No. 50 ee hormuudka u ahaa halganka lagu badbaadin shacabka gobolka shabeelada Hoose.

Waxay masuuliyiinta halkaa isugu yimid ayaa waxay si qaas ah u xuseen hogaanka dhaqanka, geesiyada u huray naf iyo maalba si shacabka ka soo jeeda degaanadan ay si nabad ah ugu noolaadaan guryahooda.

Halkan ka daawo video kooban oo aad ka arki kartaan nuxurka shirka Oslo ka dhacay jimcihii 15.maajo.2015:

cowslafil.com

17 Comments on "Video: Taageero Golaha Badbaadada iyo Samatabixinta beelaha Gobolka Hiiraan iyo Shabeelada Hoose"

  1. MASHA ALAH WAA RUN DULMI MARAAGO MARWALIBO WAXA SAXDA AH EE SOCONAAYO WAA IN XAQA LAGA HADLO LAGUNA DHAQMO
    TEEDA KALE 3WALAALE WAD KU MAHAD SANTIHIIN SIDA AD UGU HADLAYSIIN DANAHA QOWMIYADA DHIBKA BOBKA LAGU HAYO TAASI WAXAY KAMARQAATI KATAHAY SIDAA AD ISUGU XERENTIHIIN IN QOWMIYADA IYANA SAS ISUGU XERNATO MESHAN WAXA MAANTA WADANKA KA SOCDO SI WADA JIR AH BAA MEEL LEYS KAGA SOO JEESTAA BOOB IYO AQLI XUMO XOOG LEH AYAA KAJIRA MA AHAN 1 QABIIL EE WAA QABAA ILADA WADANKA KAJIRO OO DHAN QOFWALBO WAA KUDAY QABIILKAN HADII LABOBI KARO HADI ISKU XERNAN LASAMEYO OO LA ARKO IN ISKA DHICIN RAGA DOWLADA NOGU JIRO XOG IYO AFBA WAA IN LOO DAGAALAMO SI WADA JIR AH WBILAAHAI TOOFIIKH

  2. Habargidir markey kugu xasuuqeysey xeraale iyo shabeelada hoose maxaa iskaga celiweysey doofaar aan dhul laheyn oo umadii uu saarka la ahaa la hesiin waayey deefoowne sidii laguu galey waad ogeyd oo afartii cariishna lagaa gubey ee wsllaahi kililka sanaad xawaadlle u badan ee jooga canaashiir yahay

    • kkkkk ninka warkaan soo qoraay aduun war kama hayo war xeraale habar gedir kulama dagaalamin lakin adiga xaa kaa xanaajiyaay? dharbaaxi wali kuma gaarin iska sugo.xawaadle gobolka yaaysan weli la dagaalin?madax shabeel baad taabatay war yaa is jiir hayaaay

  3. Kaagan ku soo geleyo commentiga magama qardoon alle wuuba KU qariye mar hadii aadan magacaaga KU soo geli karin. Teeda kalle kilinka hakuu danbeeyee dadnimo aad deefow iyo kanxanley KU soo haweysato yeelo markaas baad kilimka u hawoon kartaaye.

  4. asc shekhu wuu mahadsan yahay, mana donayo in aan dhaliilo hadalkiisa lakin waxaan kasaxayaa cabdi muxumed cumar ka hor ayaan walal lahen reer defow ku soo dhaweynay dagmada abaley oo aan dib udajin logu sameynay abaley gar ahaan dhagran markii uu dhacay dagal udhaxeyay labada dagmo ee defow iyo kabxanley , soo dhaweynta hadana waxey lamid tahay tii hore shacabka iyo masuliyiinta reer abaley uma eysan kala harin in eey dhibka laqeybsadaan walalahoda reer defow iyo kabxanley oo hada haldhinac ah mahada waxaa mudan Ilaah kadib shacabka reer abaley kadib DDS.

  5. aamus midgaan midgaan dhalay maxawaadlaa waxtari karo xasan culusoow markuu bari baxo xawaadle waxaa balan eh in la karbaasho

  6. ma dharbaaxadii surre ayaa kaa keentay hadaikaa bal ilinta iskatir hadalba kuuma yaalee sababtoo ah adigoo ciidan iyo saanad ama hub haysato ayaa tabartadii lagu tusay.mida kale xagee bad kamaaqashay waligeed surre in laga guuleysto.hadaad mooday guushase in ay tahay ciidan qaranku sheega oo beel kaliya ah haday weereraan shacab guryaha,masaajidka gubaan shacabkana qixiyaan,lakiin meeshii ay haysan waayaan taasi guul daro ka xun majirto adigana waxaa intaa kusii dheer hiiraan oo dhan oo ku nacay oo kaana tashtay waxaad noqotay tuko canbaar leh sidaasaadna ku jiri intaad tulmiga wado.

  7. Dagaalka deefow iyo kabxanleey waligiin waad ka sheekeynay saan jabkiina maxaa yeelay surre dandansi iyo dulun ma jeclo waligoodna laguma sheegin somalina waa la is yaqaana lakiin cidii doonata ama deegaanadooda damac ka gala dib ayuu uga shalaaya sababtoo ah waxay yaqaaniin oo kaliya guul ama geeri.Sidaa darteed ayaa laguugu gumaaday dhufeysyadii mileteriga eed shanta bilood aad qodeysay ee aad shamiindad ama sibirka kor iyo hoosba kamarisay.tankale hiiraan edab ku joog ama buurihii aad kujiri jirteen ku noqo midii kuu roon raac.

  8. DEEFOW IYO KABXALLEEY MAR HORAA UDABEEYSAY WAXA LAYIRAAHDAA TUULADA XAAJI XASAN EX DEEFOF IYO TUULADA DHUXULOW EX KABXALLEY WAA MUJAAHIDIINTII KACSHAY QOLADII DHULBABKA FAQI KU SHEEKI ADUUN CIIL AQQIRANA CADAAB

  9. xawaadle dhalad ah | May 17, 2015 at 4:25 pm | Reply

    caaydu waa xariman tahay waana ceeb.. canugan xawaadle sheeganayana waa daalim tuug ah, waa kuwii godadka ka soo baxay 1991kii, ee walaalaheyga surre kan hadalkiisa ha qabanina,xitaa waxuu sheegayo aqoonis uma laha goormay habargidir iyo surre xeraale ku dagaalameen, dadka wax idin soo qoraya waa eeygaas oo kale,,, xawaadle anaa ah dhalad ah iyo canugaan kan waa xoor xoorkii aan afkiisa xaaraanta laga jarin ee cabdi fitaax uu lacagta ku siiyay inuu dadkii wadankan dhamaantii ku abtirsadaan inuu la dagaalamo

    uf uf garac sheegad ah ee orodoo caduunkaaga ku noqo…. surre raali ahaada doqontaa nagu badan…

  10. Waxaan layaabay halkan tuulo dhibadaa itoobiyaan somali waa ay ku dhinteen xawaadlle waxa uu dagaa 70tuulo ee qoladan Cabdi iley ka abaal sheegtay ee dhibkuheysta ha u dhaafo.Qolo yar hadad ladagaasho waa uun nin qof dumara ladagaalay Owxassan faqayada iyo dhamaan qolooyinka yar yar xawadlle iska daaya cuqdadooda Habargidir iyo Xawadlle dagaal xun ayaa dhaxmaray hadane cuqdad majirto, Abgaal iyi Xawaadlle dagaal ayaa dhaxmaray hadane waa dhamaaday,Reeowxassan laf xawadlle diid layiraa ayeey isgaleen ilaa hada waa lajiran yihiin,kuwaan hadlaya tuulo ayaa la isku qabtay hadane dagaal majiro wali caay ayeey wadaan nabadne ma rabaan Ragu waa dagaalamaa wana heshiyaa ee Dumarnimada iska dhafa ee heshiis waata Cabdiiley h ku heyninee.Hadii aad Xawadlle dhan leysaan xataa adikuma maalin aduunka waad ka dhimaneysaan hadii leydi xumeeyay xumaan xumaan laguma gudo ee kasoo laabta xanaqa

  11. waxaa halkaan ka muuqadta runtii in aay ciirsi badeen layuu booliska ka soo jeeda dad ceeyl qabayaal ah oo Xawaadle ay walikood garaaci jireeyn waana leeys yaqaanaa ceeyn maaha amaana maaha ee ama garab ka hela reer owxasan ama Ogaadiin waxaasoo dhan waa dad hore loo marsahy meesha leeydin marsiisay waayo dhul aan lalaheeyn hadii la dagaa ogaadiin ayaa ku laabtiin Jigjiga ee caano buurahii ayay cabi lahaaeeyn ogaada, hadii ay idiin heeliyaa iyo wax kasto oo ay sameeyaan kuleey waxaad ogaataan in ay iidiinka dhamaaday in aad dib dabe u harsantaa labada tuulo oo ay ahaanayaan dabasta hada uu yahay Deefoow iyo Kabxaleey marka iska sabra, midakale in xawaadle la xagxagto weeyska caadi hadii aad umaleeyneeysaan in ay wax ka tareeyso caay idinkoo kale warkiina waa noo amaan waayo hadii naag la garaaco wax aan ceeyn aheeyn ma awoodo sidii ayaad tahiin ama ceeytama ama amaan tama taas waa mid idiin taalo, Xawaadle weeyne taas waxba uma arko nacnacdiina

  12. Deefow iyo kabxanleey hadaad usoo dhowaato adiga iyo habartaaba iyagoo nool aa maqaarka laga saarayaa xawaadle xumaanle hadaad wax isla hayso soo dhowow tii hadalagugu dhigay tu kadaranaa lagugu dhigaa oo aadan waligaa iloobin nimanka surre sheekadooda oo dhan waa geeri ama guul, gardarana ma qaataan somali oodhanna way taqaan adina hadaad baratay hoogaagaga waa lawada ogyahay siday kuu hoojiyeen
    walina lafahaagii aa yaala.

  13. Kan waalan ee gudoomiyaha la baxay wali wuu hadlayaa ilayn waxaa layiri qofka markuu tabar waaya afka ayaa ka soo hara bal maxaad kula dagaalami horaaba laguu jabiyey tankale aan ku saxee lama yirahdo faqi baro waa fiqi waa kuwii ku baray diinta kuu dhigay quraanka waa maskaxdaadii cilmigaadii iyo caqligaadi

  14. war hooy faqdoow waxaan kuu sheega nin filin iska doobay iyo cabdi iley yuu meen idiin sheegin ee ku tashada tabartiina. waxaad sheegin doontaan Deefoow yaraa waxii hada ka dabeey waayo waad joogi lah dahiin oo dadbaa been idiin sheegaa meel mar hore Xawaadle kaa Gubay ayaad ku kormeeyreeysaneeysaa war daneeyta hadii aad dhul qabtaan

  15. Asc dhamaan dadka website yada wax ku qora waxaan idin kula dardaarmayaa inaad ka fogaataan beenta,ceyda ama jaa’ifada saa maalin aan maanta aheyn ayaad ka shalaayi doontaan.

  16. asc dhamaan waan idin salaamay

Leave a comment

Your email address will not be published.