Dagaal Hada Ka Soconaya Nawaaxiga Sarta Burcad badeeda ee Degmada Marka

Dagaal Xoogan Ayaa haatan ka soconaya Gudaha Magaalada Marka ee Xarunta Sh/hoose.

Dagaalka ayaa u dhexeeya Ciidamada Maamulka Koofur galbeed Somaaliya ee dhawaan Dharka Cagaaran loogu qeybiyayay deegaano kamid ah Sh/hoose.

Rasaasta ayaa Magaalada guud ahaan haatan laga maqlayaa waxaana ay bilaabtay kadib markii Maleeshiyo beeleed ay isku dayeen galinkii dambe ee shalay in ay xoog ku maraan kontool marka laga galo kaasi oo lagu magacaabo (WAA CUNAA WAA CABAA) Halkaasi oo Cciidamada Koofur galbeed ee degmada Marka ay dib uga celiyeen Waxaana jiray tiro Maleeshiyo ah oo kontoroolka si qasab ah ujaray gudahana ugalay Marka.

Maleeshiyadaasi ayaa marki ay marka galeen waxa ay toogteen qof shacab ah oo reer Marka taana ay keentay in dagaal uu dhex maro ciidamada Koofur galbeed ee Marka jooga iyo Maleeshiyadan Marka gashay.

Rasaasta ayaa ka socota nawaaxiga loo yaqaano Sarta Burcad badeeda.
Wixi war ah la soco insh.alh

cowslafil.com

1 Comment on "Dagaal Hada Ka Soconaya Nawaaxiga Sarta Burcad badeeda ee Degmada Marka"

  1. Curadka Hawiye | May 25, 2015 at 6:00 am | Reply

    waa doofaanradii HBGR ee iska soo ceyriya, hawiyana ma matalaan, calooshooday matalaan…. waa ducadii aabahood ee ahayd
    1- Calool aan dhargin
    2- Colaad aan dhamaanin
    3- Cag aan daalin iyo 3da kale ee qof walboo Somali ah ogyahay lixdaa caynka ka bilaabata HBGR waa loogu duceeyay….

    markaa reer biimaal haw malaynina in Hawiye idinla dagaashan yahay, waad ogtihiin in dulmiga ay iyaga wadaan oo ay isku kaaya dirayaan…..
    yaa hawiye kala geeyay oo aan habaaraney ahayn

    soo garbaasha lacnadda mad-madoow ee araga xun aan gar iyo gardarana kala aqoon, ileyn xaaraan bey ku dhasheen oo ku barbaareen.

    guul biimaal iyo inta xaq u dirirka ah……

Leave a comment

Your email address will not be published.