AKHRISO: Liiska Magacyada Iyo Qabiilada Wasiiradda Cusub Ee La Dhaariyay.

AKHRISO: Liiska Magacyada Iyo Qabiilada Wasiiradda Cusub Ee La Dhaariyay.

Shabakada Xogta.com ayaa ay akhristayaasheeda usoo bandhigeysaa Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan Wasiiradda cusub ee 66 Wasiir ka kooban ee manta lagu dhaariyay magaalada Muqdisho.

Wasiiradaan oo 5-tii bishaan uu soo magacaabay R/wasaare CCC Sharmaarke ayaa lagu qeybsaday qaabka 4.5 oo ay Soomaalida xiliyadii ugu dambeeyay wax ku qeybsaneysay , waxaana muddo dheer iyo is jiid-jiid Siyaasadeed kadib Xukuumada cusub manta ay heshay codka Kalsoonida ee Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya.

Hadaba qeybta hoose ka akhrista Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan Wasiiradda 66-Wasiir gaaraya ee Kalsoonida manta ka helay Golaha Shacabka.

BEESHA DIR

1. Maxamed Cumar Carte Qaalib R/wasaare Dir/Isaaq Habar-awal/Sacad muuse/Nuux Ismaaciil/Reer gadiid
2. Axmed Xasan Gaboobe {Ugaas Bile} wasiirka Beeraha, Dir/Biimaal/Gaadsan
3. C/salaan Hadliye Cumar Wasiirka arrimaha dibadda {Guddoomiyihii hore ee Bankiga dhexe Soomaaliya}, Dir/Gadabuursi, Makaahiil
4. Nuur Faarax Xirsi Wasiirka Dekedaha gaadiidka iyo Badda, {Safiirka hore Maleesiya u fadhiyey dowladda} Dir/Isaaq/Habaryoonis
5. C/Laahi Sheekh Cali Baqdaadi, Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta/Dir/Reeer Aw-siciid
6. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiirka warfaafinta/Dir/Isaaq/Habarjeclo

BEESHA DAAROOD

1. C/qaadir Sheekh Cali Diini, {Taliyihii hore ee ciidamada xoogga dalka} Wasiirka Gaashaandhigga, Daarood/Mareexaan/Reer-diini
2. Guuled Xuseen Qaasim Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Daarood/,Ogaadeen/Maxamed Subeer/Reer isaaq
3. Khadra Bashiir Cali Wasiirka Waxbarashada, Daarood/Leelkase.
4.Cali Axmed Jaamac {Jangali} Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada, Daarood/Dhulbahante
5. C/llaahi Axmed Jaamac {Ilka-Jiir}, Wasiirka Cadaaladda, Daarood/Warsangeli/Dubeys

DIGIL IYO MIRIFLE

1. Maxamed Aadan Ibraahim {Fargeti} Wasiirka maaliyadda, Digil & Mirifle/Boqol-hore/Disoow
2. Eng. Saalax Sheekh Cusmaan Muuse Wasiirka Howlaha guud & dib u dhiska, Digil & Mirifle/Gelledi
3. Dr. Xaawo Xasan Maxamed Wasiirka Caafimaadka, Digil & Mirifle/Hadamo/Gaaljeel
4. Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen Wasiirka Dastuurka, Digil & Mirifle/Dabarre
5. Maxamed Xasan Aadan Saahiyow, Wasiirka Korantada iyo biyaha/Digil & Mirifle/Geledle

BEESHA HAWIYE

1. C/raxman Maxamed Xuseen Odowaa Wasiirka arrimaha gudaha & Federaalka {Guddoomiyihii Jaamacadda SIMAD}, Hawiye/Habargidir, Saleebaan/Dashame/Obokor
2. C/raxman Yuusuf Cali Caynte Wasiirka Qorsheynta & Iskashiga caalamiga, Hawiye/Murasade/Foor Culus/Habar Ceeno
3. Maxamed Mukhtaar Ibraahim Wasiirka Batroolka iyo Macdanta, Hawiye/Gaaljecel/Doqondiide
4. C/risaaq Cumar Maxamed wasiirka amniga gudaha, Hawiye/Xawaadle/Ibraahim Ciise.
5. Maxamed C /Laahi Nuux, Wasiirka Dhalinyarada Iyo Isboortiga/Hawiye/Gugundhabe/Jidle.

BEESHA SHANAAD

1. C/weli Ibraahim Muudeey Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, {Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Barlamanka} Beesha shanaad/Reer-aw Xasan.
2. Siciid Xuseen Ciid wasiirka Xanaanada xoolaha, Dhirta & Daaqa, Beesha shannaad Carab Maxamud saalax {Meheri}.
3. Maxamed Cumar Ceymoy, Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda/Beesha Shannaad/Jareer-weyne
4. Sahra Maxamed Cali Samatar wasiirka Haweenka & hormarinta xuquuqda aadanaha, beesha Shannaad Tumaal/ Ciise Cadde.
5. C/Raxmaan Cabdi Cusmaan, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha/Beesha Shannaad/Ajuuraan.

LIISKA WASIIRO-DOWLAYAASHA

BEESHA HAWIYE

1. Mahad Maxamed Salaad Wasiiro-dowlaha Madaxtooyada/Hawiye/Habargidir/Cayr/Ayaanle
2. C/laahi Maxamed Nuur Wasiiro-dowlaha Maaliyadda/Hawiye/Abgaal/Agoonyar
3. Xasan Maxamed Jimcaale Wasiiro-dowlaha arrimaha Dastuurka, Hawiye/Duduble/Maqalsame

BEESHA DAAROOD

1. C/rashiid Maxamed Xidig Wasiiro-dowlaha arrimaha gudaha iyo Federaalka, Daarood/Ogaadeen/Makaahiil
2. Daa’uud C/raxmaan Cumar Wasiiro-dowlaha amniga gudaha/Daarood/Awrtable
3. C/laahi Bille Nuur Wasiiro-dowlaha waxbarashada/Daarood/Majeerteen Dashiishle

BEESHA DIREED

1. Maxamed Cali Xagaa Wasiiro-dowlaha Gaashaandhigga, Dir/Ciise
2. Maxamed Xasan Aadan Wasiiro-dowlaha ganacsiga iyo warshadaha, Dir/Surre/Qubeys

BEESHA DIGIL IYO MIRIFLE

1. Maxamed Cabdi Xasan {Bikoos}, Wasiiro-dowlaha warfaafinta/Digil & Mirifle/Hubeer
2. Maxamed Xuseen Isaaq Fanax, Wasiiro-dowlaha Gaadiidka iy o duulista Hawada/Digil & Mirifle/Leysaan
3. Khaalid Cumar Cali Wasiiro-dowlaha arrimaha dibadda, Digil & Mirifle/Bagadi.

BEESHA SHANAAD
1. Burci Maxamed Xamsa Wasiiru-dowlaha xafiiska R/wasaaraha ee bay’ada iyo deegaanka, Beesha Shannaad/Barwaani.
2. Caadil Sheegow Sagaar Wasiiru-dowlaha xafiiska R/wasaaraha ee xiriirka Baarlamaanka/Beesha Shannaad/Garjante.
3. Shariif Maxamed Xasan, Wasiiru-dowlaha Xafiiska R/wasaaraha ee arrimaha dib u habeynta maaliyadda/Beesha Shannaad Banaadir.

LIISKA WASIIRO KU XIGEENADA

BEESHA SHANAAD
1. Fahma Axmed Nuur wasiir ku xigeenka Caddaaladda Beesha Shanaad/Bannadiri
2. C/laahi Colaad Rooble wasiir ku xigeenka warfaafinta Shanaad/Jareer-weyne/Reer-Shabeele.
3. Maxamed Cumar Geedi wasiir ku xigeenka Howlaha guud iyo dib u dhiska Beesha Shanaad/Cowrmale
4. C/casiis Saalax Carmaan, wasiir ku xigeenka beeraha, Beesha Shannaad/Carab Soomaal/Yamani
5. C/naasir Maxamed Cali, Wasiir ku xigeenka amniga gudaha, Beesha Shannaad/Yibir

BEESHA DIGIL & MIRIFLE
1. Maxamed Kheyrow Maxamed wasiir ku xigeenka Ganacsiga iyo warshadaha, Digil & Mirifle/Hariin
2. Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur wasiir ku xigeenka arrimaha iyo Federaalka Digi & /Mirifle Shan caleemood
3. Muumina Sh. Cumar wasiir ku xigeenka Haweenka iyo hormarinta xuquuqda aadanaha Digil & Mirifle/Tuni.
4. Cismaan Libaax Ibraahim, wasiir ku xigeenka shaqada iyo shaqaalaha, Digi l & Mirigle/Gawaaweyn
5. Macalin Cali Aadan Cabdow, Digil & Mirifle/Jirroon

BEESHA HAWIYE
1. Cusmaan Maxamed Cabdi {Cusmaan daalo} wasiir ku xigeenka caafimaadka, Hawiye/Mudullood/Ujeejeen
2. C/raxman Kulmiye Xirsi wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Hawiye/Shiikhaal
3. Xirsi Adan Rooble wasiir ku xigeenka wasaaradda gaadiidka iyo Duulista Hawada Hawiye/Habargidir/Saruur
4. C/laahi Sheekh Cali Qaloocow, Wasiir ku xigeenka Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga/Hawiye/Dagoodi.
5. Axmed Cali Kediye, wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda/Hawiye/Habargidir/Sacad/Reer-hilowle

BEESHA DIR
1. Cabdalla Xuseen Cali wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Dir/Biimaal
2. Xaamud Cali Xasan wasiir ku xigeenka Waxbarashada Dir/Ciise
3. Saciid Jamac Maxamed Qaalib wasiir ku xigeenka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dir/Isaaq/Cidigale
4. Jamaal Xasan Ismaaciil wasiir ku xigeenka boostada iyo isgaarsiinta Dir/Isaaq/Arab
5. C/xakiin Cige Guuleed Wasiir ku xigeenka Korantada iyo Biyaha Dir/Gadabiirsi/Habar-cafaan
6. C/naasir Maxamed Gaarane, Wasiir ku xigeenka Xanaanada xoolaha, Dhirta iyo daaqa/DirSurre/Faqi-Muxumad

BEESHA DAAROOD
1. Maxamuud Xayir Ibraahim, Wasiir ku xigeenka maaliyadda/Daarood/Majeerteen
2. C/laahi Yuusuf Xasan Allankey, Wasiir ku xigeenka Dastuurka/Daaroow/Mareexaan
3. Cusmaan Aadan Dhuubow, wasiir ku xigeenka dhallinyarada iyo Isboortiga/Daarood/Absame/Bartire
4. Maxamed Axmed Kulan, Wasiir ku xigeenka Badroolka iyo Macdanta/Daarood/Majeerteen/Cali Saleebaan
5. Axmed Cusmaan Ibraahim {Daqarre}, Wasiir ku xigeenka Dekedaha gaadiidka iyo badda, Daarood/Mareexaan Reer-xasan

cowslafil.com

Be the first to comment on "AKHRISO: Liiska Magacyada Iyo Qabiilada Wasiiradda Cusub Ee La Dhaariyay."

Leave a comment

Your email address will not be published.