Dhageyso: dagaalkii saaka ka qarxay Galbeedka Baladweyne

Dhageyso: dagaalkii saaka ka qarxay Galbeedka Baladweyne

Dagaaladan ayaa la sheegay inay bilowdeen saaka 5’tii subaxnimo, galbeedka magaalada Baladweyne ee xaafada Howlwadaag.

Dagaalkan oo leysku adeegsanayey hubka fudud iyo kuwa cul culus intaba oo laga maqlayey dhamaan xaafadaha Baladweyne.

Isbitaalka Baladweyne ayaa la keeney labo dhaawac ah oo ka wada tirsan maleeshiyadii halkaa ku dagaalamayey.

Dagaalkan oo ilaa shalay socday ayaa gebi ahaanba iskuuladii iyo gaadiidka oo istaagay, dadka xaafada degene ay la yaaban yihiin in maamulka gobolka iyo AMISOM ay dusha ka eeganaya, horeyna ugu guul dareystay dagaal beeleedyada ka socda Kabxanleey iyo Deefow.

Halkan ka dhageyso dagaalka saaka ka dhacay Galbeedka Baladweyne, xaafada Howlwadaag:

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhageyso: dagaalkii saaka ka qarxay Galbeedka Baladweyne"

Leave a comment

Your email address will not be published.