Daawo Sawiro: Mas’uuliyiin Iyo Odeyaal Dhaqameedyo Booqday Degmada Lambar50 Ee Gobolka Sh/hoose

Daawo Sawiro: Mas’uuliyiin Iyo Odeyaal Dhaqameedyo Booqday Degmada Lambar50 Ee Gobolka Sh/hoose

Daawo Sawiro: Mas’uuliyiin Iyo Odeyaal Dhaqameedyo Booqday Degmada Lambar50 Ee Gobolka Sh/hoose
Sida aan horey u baahinay shaley waxaa degmada Lambar50 ee gobolka Shabeelaha hoose gaaray siyaasiyiin iyo odeyaal dhaqameedyo ka soo jeedo gobolka Sh/hoose.

Mas’uuliyiinta lagu soo dhaweeyey degmada Lambar50 waxaa ka mid ahaa: wasiirka Awqaafta & Arimaha Diinta Koonfur Galbeed Macallin Barre, Wasiirka Beeraha maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi, Suldaanka beesha Biimaal Suldaan Ibraahim Suldaan Cali, Nabadoon Awyare Abshirow, Nabadoonada Ibrahim Axmed Barrow, Nabadoon Kuulle Abiikar, Nabadoon Xasan Cali Cumar, Nabadoon Maxamed Cumar Fanax iyo mas’uuliyiin kale oo reer Sh/hoose ah.

Waxaa soo dhaweyn balaaran u sameeyey mas’uuliyiintan reer Shabeelaha hoose ah dhammaan bulshada degmada Lambar50 oo uu horkacayeen gudoomiye C/laahi Waafow iyo ururada haweenka ee degmada ka dhisan.
Wariyaha shabakadda Markacadey.com oo ku sugnaa munaasabadda lagu soo dhaweynayey mas’uuliyiintan ayaa sawiradan inoo soo diray:

booqosha_wasiir_biyamaal_01

booqosha_wasiir_biyamaal_02

booqosha_wasiir_biyamaal_03

booqosha_wasiir_biyamaal_04

booqosha_wasiir_biyamaal_05

booqosha_wasiir_biyamaal_06

booqosha_wasiir_biyamaal_07

booqosha_wasiir_biyamaal_08

booqosha_wasiir_biyamaal_09

booqosha_wasiir_biyamaal_10

booqosha_wasiir_biyamaal_11

booqosha_wasiir_biyamaal_12

booqosha_wasiir_biyamaal_13

booqosha_wasiir_biyamaal_14

booqosha_wasiir_biyamaal_15

booqosha_wasiir_biyamaal_16

booqosha_wasiir_biyamaal_17

cowslafil.com

Be the first to comment on "Daawo Sawiro: Mas’uuliyiin Iyo Odeyaal Dhaqameedyo Booqday Degmada Lambar50 Ee Gobolka Sh/hoose"

Leave a comment

Your email address will not be published.