Jaamacadda Hargeysa Oo Munaasabad Sagootin ah U Qabatay Arday Sanadkan Ka Qalin Jabisay Kulliyada…(Sawiro)

Jaamacadda Hargeysa ayaa xaflada sagootin ah waxay u qabatay Ardeyda ka qalin jabisay sanadkan Kuliyada dhaqaalaha.

Munaasabada sagootinta ah oo lagu qabtay Hoteel Crown ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay gudoomiyaha Jaamacada Hargeysa, Maamulka kuliyada dhaqaalaha,macalimiinta kuliyadaas iyo marti sharaf kale.

Gudoomiyaha jaamacada Hargeysa Mahdi Cismaan Buuri oo ka hadlay munaasibadan ayaa u duceeyey ardayda ka qalin jabisay guud ahaan jaamacada, waxaanu ardayda kula dardaarmay inay dalkooda ku nagaadaan isla markaana aanay dhinacna uga bixin.

IMG_1415

IMG_1424

IMG_1429

IMG_1432

IMG_13922

IMG_13931

IMG_13971

IMG_14161

IMG_14194

IMG_14421

cowslafil.com

Be the first to comment on "Jaamacadda Hargeysa Oo Munaasabad Sagootin ah U Qabatay Arday Sanadkan Ka Qalin Jabisay Kulliyada…(Sawiro)"

Leave a comment

Your email address will not be published.