Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Fedaraalka ee Soomaaliya oo ku usganaa Degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug ayaa kulamo la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo guud ahaan Shacabka deegaanka.
Gudoomiye ku xigeenka oo socdaalkiisa ay ku wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray Deegaanka Garcad.
Mahad Cabdalla Cawad ayaa inta aanu kasoo kicitimid Towfiiq wuxuu dhagax dhigay waxa uu dhagax dhigay dhismaha saldhiga booliiska degmada Toowfiiq kaasi oo si rasmi ah dhismihiisa loo bilaabay dhinaca kalena waxa uu dadka degmada Toowfiiq iyo deegaannada ku dhow dhow ugu
bishaareeyey in dhowaan si rasmi ah Seddex todobaad gudahood loo bilaabi doono qodista ceel biyood si looga gudbo baahida biyo la’aanta ah.
cowslafil.com
Be the first to comment on "Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo Dhagax Dhigay Saldhig Boliis Oo Loo Sameeyo Towfiiq (Swiro)"