Daawo Barnaamij Xiis Badana Oo Lagu Eegayo Xilka qaadista Madaxweynaha

Mid ka mid ah Tv-yada Afka Soomaaliga ku hadla ee lagu magacaabo Somali Cable ayaa Barnaamij xiisa badan ka diyaariyey xilka qaadista lagu sameenayo Madaxweynha Dowlada Fedaraalka Xasan Sheekh.
Dooda ayaa waxa ka qeyb qaadanaya Musharax hore oo isku soo taagay qabashada xilka Madaxtanimo ee Maamul Goboleedka Puntland.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Daawo Barnaamij Xiis Badana Oo Lagu Eegayo Xilka qaadista Madaxweynaha"

Leave a comment

Your email address will not be published.