Dhegeyso Xeer Ilaaliyaha Qaranka “Wey adagtahay in Cadeymo Loo Helo arimaha La Xiriira Kufsiga”

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa sheegay inay arin adag tahay cadeymo rasmi ah in loo helo kiisaska la xiriira falalka kufsiga ah ee ka dhaca Magaalada Muqdisho iyo deeganada ku xeeran.

Axmed Cali Daahir, ayaa wuxuu sheegay marka uu dhaco Kufsiga inay muhiim tahay in maxkamada horteeda la keeno cadeymo rasmi ah oo muujinaya in fal kufsi ah dhacay, balse inta badan aanan la helin cadeymo rasmi ah.

Halkan ka dhageyso:

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhegeyso Xeer Ilaaliyaha Qaranka “Wey adagtahay in Cadeymo Loo Helo arimaha La Xiriira Kufsiga”"

Leave a comment

Your email address will not be published.