Daawo Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtay

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka fedaraalka Mahad Cabdalla Cawad oo mudo ku dhawaad bil ku sugnaa Deegaanada Maamulka Puntland ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Gudoomiye Mahad ayaa markii uu kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cade ka warbixiyey Safarkiisa iyo waxa usoo qabsoomay.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Daawo Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtay"

Leave a comment

Your email address will not be published.