Maqal Runta:Markii laga adkaado waxeey dhihi jireen Allshabaab ayaa ku jirta hadana geeri badan kadib New Police ayeey ku masabid u saariyeen.

Waxaa dhowaan dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay deegaanada Deefow iyo kabxanley ee goblka Hiiraan kaa soo u dhaxeeyay laba beelood ee wada dega goblka Hiiraan.
Waxaana la sheegay in dagaalkaas ay ku dhiteen 20 qof oo hal dhinac u badan waliba dhinicii dagaalka soo qaaday ah.

Markii dagaalkaas uu istaagay warbaahinta lahadlay dhinicii dadka badan kaga geeriyoodeen dagaalka Deegaanada Deefow iyo Kabxanley ee goblka Hiiraan waxayna sheegeen in Deegaanadaas ay soo galeen ciidamada New police waxayn intaas raaciyeen in ay garab siiyeen dhanac ka soo hor jeeda.

Iidle Siyaar Sheikh Khaliif oo ka mid ah Beesha degata deegaanada Deefow iyo Kabxanleey waxaana been iyo
wax la soo dhoo dhoobay ku tilmaamay warka ka soo yeeray dhinbaca ay is hayaan.

Waxaana warkiisa intaas raaciyay in markii laga itaal roonaaday warkale intii ay waayeen ayey waxaan la yimaadeen.

Dhanka kale Iidle Siyaar Sheikh Khaliif wuxuu sheegay in dagaalka ay ku qabteen Ciidan ka tirsan Dowlada Federaalka oo u abaabulanaa qaab Beeleed.

cowslafil.com

9 Comments on "Maqal Runta:Markii laga adkaado waxeey dhihi jireen Allshabaab ayaa ku jirta hadana geeri badan kadib New Police ayeey ku masabid u saariyeen."

  1. SURRE sidan kaa rabaa sidaas ah, xawaadle soo jog baa laga waayay hadey soo jiif yeelayaan.. war maxaa idin waalay oo surre idin geeyay kkkkkkkkkkkkkk ka xaaxaabihee.

    liyuu bolis kkkkkkkk oohinta iska daa iyo calaacalka . maxaa ogaadeen noo keenay, goormaan darisnay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk isla yaaba reer xawaadle been intaa la eg waligey ma maqal ogaden baa surre u soo hiiliyay,

    waxan aad uga naxsanahay wabiga meydadkiina lagu daadshay ee dhinaca galbeed u soo caarinaya, caafimaad xumada aad noo keenteen……

  2. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk new police aaahaa war afka sameyso oohintana iska daa xawaadle qaadicu dariiqoow waa lagu xasuuqay, goormaad deefoow iyo kabaxley yeelatay caduun leenba kugu ogaaye.fiqiyada surre calaykum nuur.
    dagaal gugundhabe iyo inta gobolka oo aan loo kala harin u diyaar garooba, waaya gobolkaa leydinka joogi waayay,markaana maxaad dhihi lahaydeen gacan sadexaad majeerteen special force baa dagaalka soo galay kkkkkkkkkkkkkkuuuuuuuuuuuuuuu.

  3. Kkkkk horta dadkan magacyada qabiilada hiiraan wax kadega wato looma jawaabayo sababto ah waa kuwa meel noogu xareysan oo gumeysano mana xuroobi doontaan in xawaadle joogo kuwan kale ee meesha kuqeylaya waxaa sharaf idiin ah oo kufaantaan xawaadle ladagaalanaa horta kufaana maxumee yaa idin yaqaana horta qabiilada kale magaciina habartaan magacaan cusub maba naqaano dir waan maqli jirne laakiin waxaan kale aad qortaan manaqaano tan kale xawaadle waa qabikl balaaran afarta dhinac ee hiiraan ayeey degaan waliba gobolada kale xawaadle waxuu kamidyahay lixda qabiik ee wadanka ugu waaweyn waxeey helaan wasiiro muhiim ah ama mid kamid ah shanta wasiir ee ugu muhiimsan ayeey helaan ilaa lixdankii xawaadle waxuu kamid ahaa shantii wasiir ee dowladii rayidka ayadoo wadanka wax dowlad ah kajirin oo dadkaba siyaasad aqoonin ayuu xawaadle kamid shantii shuurada ama shantii ee lahaa shanta wasiir qabiilada kale dhan siyaasad ma aqoonin xawaadle waxuu ahaa qabiilkii ugu horeeyey ee soomaali ah afrikan ah oo u tanaasula madaxtinimadii dalka madaxweynahii ugu horeeyey qofkii isku soo sharaxay xawaadle uu ahaa waa shiiq cali jimcaale waxaa looga guuleystey hal cod waa madaxweynahii u horeeyey ee soomaaliya wuuna tanaasuley waxuu sameystey xisbigii ugu horeeyey ee siyaasad ayagoo qabiiada kale cawaanyihiin ayuu shiiq cali jimcaale sameystey xisbigii ugu horeeyy ee siyaasi ah waxaa la dhihi jirey xisbiga snc waa lixdan kii markaa xawaadle waa nuucaas waa qabiil weyn adinka qabiiladiinaan yaryar oo xawaadle isla jimeeya horta taariikhda xawaadle soo eega qabiilo waaweyn ayuu xawaadle iskala weynyahay adinkuna waxaa tihiin qabiilo aan laheen wasir ama xildhibaano ama aanba umada aqoonin waxaa idnkula takin laheen nabada qaata oo kasoo liyuu poolis waad maqleyseen maamulka gobolka waxeey yiraahdeen hadii nabada aay diidaanpn tuuladas waxii joogo liyuunpoolis iyo waxi kaleba waan ka eryeyna hada waqti heystaan xawaadlena idinma yaqaano dagaalkana waa dagaal ufhaxeeyo qabiilka kumagacaaban liyuu polis iyo xawaadle ok

  4. sas la raba hala garaaco waxi xawadla ah wayo dulmi cad ayey ku hayeen defoow iyo.kabxanley o lawada yaqan cida dagan marka baqtigofa halaga tilabsada ka mamul.ahan hadan nahay westland state wan idin tagersanahay guul. garabna wan idin nahay sidii horaba

  5. waa wax lala yaabo xawaadlow waxaan maqli jiray been sheek oo mid run u ek sheek been taada waa mid cad oo umadu la fajacday,maxaa yeelay waxaad meel isugu geysey,markii hore alshabaab iyo ehlusuna waljameeca,hadana puntland iyo somaliland,maantana surre iyo ogaadeen.xawaadle waad jabteen ee ogolaada gardaradiina ayaa halkaa idin gaysey,ilahayna garabkiinu ka baxay.xataa hadii aad soo wada hogaamiso ciidamada somaliyoo dhan oo aad qabsataan,taasi ma aha guul uu xawaadle keenay,ee si raganimo u hadal beenta qaawan ee fuleynimada kabuuxdana daa,soona soco geesigii surre wuu ku sugayaa.

  6. Asc marka hore, Allah,kheyrka ha na waafajiyo, marka xigta qof walbow ogsoonow in maalinta qiyaamo waxkasta oo aad tiraahdid ama qortid lagu weydiin doono. Marka waxyaabaha jaa’ifada iyo beenta halaga fogaado.
    Tan ah dhib ka kataagan Kabxanleey iyo Deefow waa mid ay beelweynta reer Hiiraan ka wada dharagsanyihiin dulmiga ay beel Intaas la’eg isku raacday in beelkale oo Soomaaliyeed gobolka ka xidida siibaan. Su’aalaha isweydiiska mudan ayaa ah:-
    1.Sideey ku dhacday in dad intaas la eg iskugu raacaan jariimo sidaa uweyn.
    2.MIyeysan dadkan ku jirin xitaa shakhsiyaad muxsiniin, muslimiin ah oo dadkooda ka qabta thulmiga.Miyeysan maqal xadiithkii nabigeena suuban Muxamad(SAW)”Al-Muslim man salima almuslimuuna bilisaanihi wa yadihi” oo macnaheedu yahay “Muslimka dhabta ah waa midka ay muslitiinta ka magan galaan dhibka afkiisa iyo gacantiisa”. Marka waa masiibo daran in aan masaajida buuxino, wajiguna na madoobaado sujuud badni oowgeed,hadana habeen iyo maalin ba maleegno fidnada aan u wada jeedno.Si Allah u aqbalo acmaashaada wanaagsan waa in sheegashadaada iyo ficilkaada is waafaqaan hadii kale waa hal bacaad lagu lisay.
    3.” Aleysa minkum rajul rashiidun” oo lagu macneynkaro “miyuusan idinkujirin hal qof oo wanaagsan” .

    Ma is weydiiseen ciribta dadkan le’day iyaga oo la ordaya qori dab ah oo ay doonayeen inay ku daadiyaan dhiiga qof muslim ah oo Allah xarimay daadintiisa ama ku gubaan hanti qof muslim ah,sidii inbadanba hore ugu dhacday. Midka aad thulmiga ku dishay waan wada naqaan maqaanka uu tagay oo nabigeena Muxamad SAW ayaa yiri ” man qatala duuna maalihi wa cirlihi fahuwa shahiidun” oo lagu macneynkaro ” ninkii lagu dilaa difaaca maalkiisa iyo sharaftiisa (oo ay ku jirto jirutaankiisa) waa shahiid”. Waana xikmada ka dambeysa in ilaa hada uusan Surre ku xad gudbin degaanada beesha Xawaadle. Madoonayaan in hal qof ehlunaar ka noqdo saa aduunyo iyo aakharo kala badan.

    Su’aalaha kor ku qoran waxay ku socdaan dadka ehlul-xal wal caqli ee Xawaadle, mana lahadlayo dadka jaa’ifada iyo beenta ka macaasha sida tafatiraha website ka Coomaad iyo sida kuwa ka hadaaqa website kasta.
    Ujeedada qoraalkeyga ma ahan inaan cidna ku xad gudbo ee waa inaan runta isu sheegno. Wixii khalad ah nafteyda iyo sheydaan bey ka sugnaatay,wixii wanaag ahna Allah caziizka ah ee igu ilhaamiyey ayaa mahadeeda idkaleh. Cafan waan idinku dheereeyey hadalka. Wsc

  7. Xawaadle meeshii lagu arko haladilo awalbe wacel bey ahaayeen dulmi iksku raacay sagaal sano ay sugayan oo buuraha lasaaro.

  8. Aniga waxaan u celinayaa ninka sida aqlaaqda iyo Islaanimada ku jirto uga hadley rayigiisah laakiin dadkaan Wato mmagacyada kala ah baadicade jajeel iyo gaaljecel oo labad beelood isku sii diraaya waad qaldan tihiin waxaa meesha ka muuqata in aad colaada labada dhinac aad sii hurineysaan xaqna ma ahan in aad hal beel la safataan waxey aheyd in aad labad beelood si daacad nimo ku jirto u kale dharxgashaan ee ma ah in aad tiraahdaan

Leave a comment

Your email address will not be published.