Abaabul dagaal iyo saansaan colaadeed oo ka jirta xuduuda Kabxanleey iyo Bariga Baladweyne

Abaabul dagaal iyo saansaan colaadeed oo ka jirta xuduuda Kabxanleey iyo Bariga Baladweyne

Waxaa ina soo gaaraya warar lagu kalsoon yahay oo sheegaya in Beesha Xawaadle ay duulaan
iyo dagaal gardara ah ay ka abaabulayaan xadka Kabxanleey iyo Bariga Baladweyne.

Ciidamada difaaca iyo badbaadada beelaha gobolka Hiiraan ayaa iyagana wada heegankii ugu balaarnaa
iyo abaabulkii difaac iyo jawaab laga bixin oo lagu sugi amaanka degaanada ay ka arrimiyaan.

Dagaalkan oo noqon doono kii ugu weynaa ee ka dhaca gobolka, sababi kara in caasimada Baladweyne
ay noqoto furin dagaal, oo uusan dagaalka markaan ku ekaan doonin Kabxanleey iyo Deefoow.

Ciidama midowga badbaadada iyo difaaca beelaha Gobolka Hiiraan ayaa ku heeraarsan Bariga Baladweyne
diyaarna u ah inay ka bixiyaan jawaabta ku haboon gardarada qaawan oo ay caadeysteen beesha
balaayo ku naax oo ay umada gobolka ka harsan la’dahay.

Wixii ka soo kordha colaada ka soo cusboonaatay gobolka dib ayaan idiinkala soo socodsiin
La soco

cowslafil.com

1 Comment on "Abaabul dagaal iyo saansaan colaadeed oo ka jirta xuduuda Kabxanleey iyo Bariga Baladweyne"

Leave a comment

Your email address will not be published.