Dhagayso: Mid ka Mid ah Odayaasha dhaqanka ee Deegaanka Deefow oo ka Hadlaya Dagaalada Halkaas Ka soconaya.

Dhagayso: Mid ka Mid ah Odayaasha dhaqanka ee Deegaanka Deefow oo ka Hadlaya Dagaalada Halkaas Ka soconaya.

Deegaanka Deefow oo ka mid ah Deegaanada Hoos taga Magaalada Beled Weyne xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa waayadan ka dhacayey Dagaalo gardara ah oo lagu qaaday Deegaankaas.

Baaqyo badan oo horay loo jeediyey ayaa wax kama jiraan waxa kasoo qaaday Beel ka duulaan tagtay sida la sheegay Beled Weyn taas oo lagu eeedeeyey inay mar kasta jabiso heshiisyo iyo go’aano laga gaaro dagaalada halkaas.

Hadaba shabaka Markacadey ayaa waxa usuura gshay inay la xiriirto Mid ka mid ah oadayaasha dhaqanka ee hada ku sugan Deegaanka Deefow isagoona ka hadlaya Dagaalada Halkaas ka jira.
Waa kan Waraysiga aan la yeelanay Nabadoonka.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhagayso: Mid ka Mid ah Odayaasha dhaqanka ee Deegaanka Deefow oo ka Hadlaya Dagaalada Halkaas Ka soconaya."

Leave a comment

Your email address will not be published.