OGEYSIIS Shir ay jaaliyada beesha Surre ee yurub ku yeelan doonaan London

Diasporada beesha Surre ee uk waxaa lagu wargelinayaa rag iyo dumarba in la qabandoono shir muhim ah ay beeshu leedahay si looga xaajoodo xasilinta nabadda iyo xalinta khilaafaadka. Shirka wuxuu dhici doonaa maalinta 26.10.2014 saacadda 15.00 galabnimo waxaana lagu qabandoonaa london 95 bloemfonten road .

London w12 7da. waxaa si gaar ah loo codsanayaa in si buuxda looga soo qaybgalo shirka rag iyo dumarba iyadoo la ilaalinayo dhowrista waqtiga . Wixíi faafaahin ah kala xiriir lambarada hoos ku qoran. 07415550929 iyo 007703591103 iyo 07515446531 . Mahadsanidiin.

Jaaliyadda beesha Surre ayaa kulan la sii qorsheeyey ku yeelan doona magaalada London ee dalka ingriiska kulankaas oo dhacaya axada 26 november 2014

Hoolka shirku ka furmi doono wuxuu ku yaal bartamaha magaalada londan.
Wixii faahfaahin ah waxaa lagala xiriiri karaa numbarada hoos ku qoran

07903215278 iyo
07415550929

cowslafil.com

Be the first to comment on "OGEYSIIS Shir ay jaaliyada beesha Surre ee yurub ku yeelan doonaan London"

Leave a comment

Your email address will not be published.