Dhageyso Muxuu ka yiri Xasan Sheekh Colaadka Deefow markuu maanta tegay Baladweyne?( Qolo walba markaan dhegeysto Inaan la duulo ayaan ku sigtaa)

Dhageyso Muxuu ka yiri Xasan Sheekh Colaadka Deefow markuu maanta tegay Baladweyne?( Qolo walba markaan dhegeysto Inaan la duulo ayaan ku sigtaa)

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray magaalada Baladweyne ayaa ku soo qaaday kulankii soo dhaweynta ahaa ee uu la qaatay waxgaradka reer Hiiraan colaadka iyo dagaalada u dhexeeya beelaah Xawaadle iyo Surre.

Xasan Sheekh ayaa ku sheegay hadalkiisa in wax badan uu la kulmay, isla markaana dhegeystay waxgaradka labada beel, markii uu dhegeystayna uu is yiri armaad mid walba la duushaa..

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhageyso Muxuu ka yiri Xasan Sheekh Colaadka Deefow markuu maanta tegay Baladweyne?( Qolo walba markaan dhegeysto Inaan la duulo ayaan ku sigtaa)"

Leave a comment

Your email address will not be published.