Dhageyso Beesha Surre oo uga digtay Xasan Culusow in uu tago Gobolka Hiiraan

Dhageyso Beesha Surre oo uga digtay Xasan Culusow in uu tago Gobolka Hiiraan

Odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta beesha Surre ayaa ka digay booqashada Xasan Culusow ee gobolka Hiiraan.
Siyaasiyiinta iyo xildhibaanada ayaa sababta Xasan sheikh u tagi Karin Baladweyne ku sheegay inuu wax ka qaban waayay madxweynaha dagaal beeleedyada ka taagan deeganada Deefow iyo Kabxanka oo ka wada tirsan gobolka Hiiraan.halkaasi oo ay ka jiraan xiisado dhanka qabaa’ilka ku saleysan.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhageyso Beesha Surre oo uga digtay Xasan Culusow in uu tago Gobolka Hiiraan"

Leave a comment

Your email address will not be published.