Kulan nabadeed oo beelaha Surre iyo Makane oo ka dhacay Baladweyne

Kulan nabadeed oo beelaha Surre iyo Makane oo ka dhacay Baladweyne

Waxaa isa soo taaray dadaalada iyo kulamada nabadeed oo ay sameynayaan Beelaha Soomaaliyeed
ee nabada jecel ee ku dhaqan Gobolka Hiiraan.

Beelaha Surre iyo Makane ayaa waxaa ay ku yeesheen kulan Nabadeed magaalada Baladweyne,
halkaas oo ay isla qaateen in laga shaqeeyo nabada bulshada gobolka ay u baahan yihiin,
gaar ahaan degaanada dagaalada ay ka dhaceen.

Kulankan oo ay ku muujiyeen labada beelood in beel walba ay diyaar u tahay in
la gaaro hishiis nabadeed, lagalana shaqeeyo Dowlada iyo Ciidamada Amisom xasilinta
nabadgelyada Gobolka.

Kulankan ayaa ku dhamaaday is afgarad iyo in laqaato nabad.

DSC00072

DSC00071

DSC00069

DSC00068

DSC00067

Cowslafil.com

Be the first to comment on "Kulan nabadeed oo beelaha Surre iyo Makane oo ka dhacay Baladweyne"

Leave a comment

Your email address will not be published.