Mudaaharaad balaaran ayaa ka dhacay Galbeedka Magaalada Baladweyne.

Mudaaharaad balaaran ayaa ka dhacay Galbeedka Magaalada Baladweyne.

Mudaharaadkan oo looga soo horjeeda dulmiga iyo mudaharaadyada colaada lagu hurin ee ka socda Bariga Baladweyne.

Mudaharaadkaan ayaa yimid kadib markii uu ka dhacay mudaaharaad colaad lagu hurin bariga magaalada Baladweyne.

Mudaharaadka laga soo abaabulay Galbeedka Baladweyne oo lagu taageerayo Nabada, laguna xusayo
abaalka loo hayo walaalaha Hiil Walaal ayaa ay soo abaabulay dhalinyaro, odayaal iyo aqoon yahano
ayaa saaka barqadii kadhacay galbeed ka magaalada baledweyne.

Mudaaharaad kaan ayaa socoday mudo saacado ah kuna soo gaba gaboobay si nabadgalyo ah ayada oo aay ku dhawaaqayeen (Ciidamada Hiil walaal hanoolaato doonimeyna cidii diida iyo dulmi doona doonimeyna )

DSC00153

DSC00140

DSC00120

DSC00119

DSC00116

DSC00110

DSC00109

DSC00106

DSC00105

DSC00103

DSC00088

DSC00084

DSC00083

DSC00080

DSC00091

cowslafil.com

Be the first to comment on "Mudaaharaad balaaran ayaa ka dhacay Galbeedka Magaalada Baladweyne."

Leave a comment

Your email address will not be published.