cowslafil news network

cowslafil news network

  • Home

Uncategorized March 12, 2019

Deg Deg:-Tooshkan Dir Kashidmay Muxu ahaa+Hogaamiyaha Beelaha Direed Suldaan Dhawal

Halkan ka daawo Suldaan Dhawal oo ka jawaabaya hadalka meel ka dhaca ah ee ka soo yeeray Mustafe Cagjar: cowslafil.com


Uncategorized March 12, 2019

Xildhibaan C/kariin sh cumar sh axmed oo ka jawaabay xildhibaabo qabyaalad ka bilaabay baarlamaanka Somaliland

Waxaa maalmo ka hor ka hadlay barlamaanka Somaliland Xildhibaano ay isku heyb yihiin Mustafe Cagjar oo iyagana Dhaleeceen u soo jeediyey Shirka dhaqan ee nabadeed oo ay beelaha Dirka ku qabsadeen caasimada Dalka Itoobiya ee…


Uncategorized March 5, 2019

Xaaji Maxamuud Aare Meecaad oo ka soo hadlay magaalada Jigjiga, kana jawaabaya hadalkii Mustafa Cagjar

Waxaan isa soo taraya jawaabaha ka imaan boqorada, ganacsatada, iyo waxgaradka beelaha Direed ee ka soo jeeda degaanka Somali State, iyagoo cambaareyn hadalkii meel ka dhaca ahaa ee ka soo yeeray Madaxweyne Mustafe Cagjar: Halkan…


Uncategorized March 4, 2019

Magaalada Nusdariiq oo uu ka dhacay banaanbax ay kaga soo horjeedaan ciidanka New booliska wax ka jooga halkaa

Shacabka Degaanka Nusdariiq ee Somali State ayaa maanta ku mudaharaaday nidaam xumo iyo fowdo kaga timid ciidanka New boliiska wax ka jooga magaaladaas. Ka dib mudaharaadkii Shacabka ayaa ciidanka degaanka waxa ay magaalada ka saareen…


Uncategorized March 4, 2019

Boqorka Guud ee Beelaha Direed Xaaji Maxamed Nuur Isaaq oo Jawaab ka bixiyey Hadalka Ina Cagjar

Boqorka Guud ee Beelaha Direed Xaaji Maxamed Nuur Isaaq ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii meel ka dhaca ee ka soo yeeray Mustafe Cagjar. Halkan ka daawo Boqorka oo u jawaabaya Ina Cagjar cowslafil.com


Uncategorized March 4, 2019

Ugaas Abdirizaak Kowsaar Cali oo ka hadlay arrimaha Shirka Beelaha Direed

Halkan ka daawo Ugaas Abdirizaak Kowsaar Ali oo jooga Jamhuuriyada Somaliland oo ka jawaabaya hadalada xadgudubyada iyo meel ka dhaca ay ku hadleen rag masuuliyiin ah. cowslafil.com


Uncategorized March 4, 2019

Warsaxaafadeed: Ururka Midnimada Direed ayaa diraya Warsaxaafadeed looga jawaabi hadalka Mustafe Cagjar

Ku: Saxaafada ku hadasha afka Somaliga Ogeysiin: Xukuumada Somali State Ogeysiin: Xukuumada federaalka ah ee dadka Itoobiya Ururka UMD oo warsaxaafadeed ka soo saaray hadalka Madaxweyne Mustafe Cagjar uu kaga jawaabay Shirkii beelaha Direed ee…


Uncategorized March 3, 2019

Qodobadii Shirweynaha Koowaad ee Beelweynta Direed, Adis Ababe – Itoobiya

Waxaan markale halkan idiinku soo gudbin qodobadii shirweynaha koowaad ee beelaha Direed oo ay so daayeen TV’yada caalamiga ee ka howl gala geeska Afrika: cowslafil.com


Uncategorized March 2, 2019

Dhamaad: Qodobadii ka soo baxay Shirweynaha Koowaad ee beelaha Direed.

Guul iyo Gobonaimo, Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo. Shirweynaha Beelaha Direed ee ka socday Adis Ababe ayaa maanta la soo gabao gabeeyey, qodobadii ka soo baxay ayaa ahaa sidan: cowslafil.com


Uncategorized March 2, 2019

Galinkii Danbe, Shirweynaha beelaha Direed, qeybtii labaad 01.maarso.2019 …

Waxaan halkan idinku soo gudbin wafdi uu hagaamin Abaa Gadhaa Kadiir oo ka soo qeyb galay shirka walaalaha Direed, ayna la socdeen beelo Direed oo ku hadla afka Oromada. Abaa Gadhaa Kadiir ayaa halkaa ka…


Uncategorized March 2, 2019

Shirweynaha beelaha Direed, qeybtii labaad 01.maarso.2019 …

Waxaan halkan idiinku soo gudbin shirkii beelaha Direed oo socda maalinta labaad, iyo talo wadaag iyo wadatashi balaaran oo dhex maray dhamaan haldoorka beelaha Direed ee ka soo qeyb galay shirkan. Shirkan oo lagu hadlayey…


Uncategorized March 1, 2019

Saacada 12:30: Shirka oo maalintii labaad si habsami ah ku socdo iyo xiligii qadada oo la gaaray

Waxaa maalintii labaad ka socda shir ay beelaha Direed uga tashan aayahooda iyo danahooda mustaqbalka dhow iyo kan fog intaba. Shirkan oo dadka ka soo qeyb galay ay kor u dhaafayaan 1200, in intaa ka…


Uncategorized March 1, 2019

Saacada 09:00. Shirkii Beelaha Direed oo ka soconaya maalinta labaad Magaalada Adis, Waraysi …

Waxaan halkan idiinku soo gudbin waraysiyo laga qaaday haldoorka shirka ku soo qulqulaya subaxnimada jimcaha, 01.maarso.2019, saacada 09:00 aroornimo. cowslafil.com


Uncategorized February 28, 2019

Dhamaadkii Shirweynaha Beelweynta Direed Qeybtii koowaad (Khamiis, 28.feb.2019)

Waxaan halkan idiinku soo gudbin vidoe hordhac ah ee dhamaadkii shirka maanta (Khamiis 28.feb.2019) cowslafil.com


Uncategorized February 28, 2019

Saacada 13:30: Shirweynaha Beelaha Direed qeybtiisa hore oo maanta ka furmay Adis iyo warbixinadii ugu danbeeyey …

Waxaa maanta oo khamiis ah, 28.febraayo.2019, saacadu markay aheyd 09:00 aroornimo, ka furmay shirweynaha beelaha Direed oo si heersare loo soo agaasimay caasimada dalka Itoobiya ee Adis Ababe. Shirkan oo haldoorkii ka soo qeyb galay…


Uncategorized February 28, 2019

Saacada 09:00: Shirweynaha Beelaha Direed oo maanta ka bilaabmay Adis iyo wafuuda shirka …

Shirweynaha Taariiqiga ahaa ayaa maanta ka bilaabmay caasimada dalka Itoobiya ee Adis Ababe.     Shirkan oo hadda loo bedelay howl ka weyn, kana facilitate badan hoolkii hore, ka dib markii haldoorka shirka ka soo…


Uncategorized February 27, 2019

Shirweynaha Beelaha Direed oo ka bilaaban Adis Ababe beri, iyo Senterka adis oo ay soo buux dhaafiyeed Dirka

Shirkii taariiqiga ahaa ayaa ka bilaaban Adis Ababe maalinta qamiista, 28.febraayo.2019, wuxuuna socon doonaa shirkan ilaa 3 maalmood, halka shirka uu ku eg yahay maalinta Axada ee 3.maarso.2019. Hadaba shirkan oo in mudo ahba la…


Uncategorized February 23, 2019

Shirweynaha Beelaha Direed oo ka dhici Caasimada Dalka Itoobiya ee Adis Ababa

Shirweynaha Beelaha Direed oo ka dhici Caasimada Dalka Itoobiya ee Adis Ababa Waxaan la socodsiin dhamaan haldoorka beelweynta Direed ee ku dhaqan dunada dacaladeeda, in dhowaan uu dhici doono shir taariiqi ah oo ay isugu…


Uncategorized February 23, 2019

Madaxwayne Cagjar oo aan ilaa hadda waxba ka qaban xasuuqii jaamac dubad

Madaxwayne Cagjar oo aan ilaa hadda waxba ka qaban xasuuqii jaamac dubad. Halkan ka daawo: Shirweynaha Beelweynta Direed xilliga uu dhacayo waxaa ka haray maalmaha, saacadaha, iyo daqiiqadaha halkan ku xusan. Ka soo qeyb gal…


Uncategorized February 23, 2019

Shacabka degaanada Gadhamaytu, Cundhuftu, iyo Cadhaytu oo codsan in degaanka Somali State dib loogu celiyo

Halkan ka daawo Shacabka degaanada Gadhamaytu, Cundhuftu, iyo Cadhaytu oo codsan in degaanka Somali State dib loogu celiyo Shirweynaha Beelweynta Direed xilliga uu dhacayo waxaa ka haray maalmaha, saacadaha, iyo daqiiqadaha halkan ku xusan. Ka…


Uncategorized February 20, 2019

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi oo Adis Ababe la kulmay masuuliyiin sare ee Dowlada Itoobiya

Waxaa maanta booqasho ku soo gaaray caasimada dalka Itoobiya ee Adis Ababa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland. Booqashadan oo la xiriirta kulan ay dowladahan deriska ah uga wada tashan aayaha geeska Afrika. Halkan ka daawo video booqashadii…


Posts navigation

« 1 … 4 5 6 … 30 »

Wararkii ugu danbeeyey

  • Xafladdii beelweynta Surre ee magaalada Muqdisho iyo Taageerida Qaranka Somaliland
  • HEESTII INUU SURRE DOWLAD YAHAY & XAFLADDII SURRE EE NAIROBI
  • Somaliland: Duulaanka Qabyaaladeysan, Duqeyntii iyo Dumintii Caasimada Somaliland 1988 (Taariiq Madow oo Xussid Mudan)
  • Somaliland: Qaranka Haw Biqina
  • Somaliland: Ciidamada Qaranka Jamhuurriyada Somaliland oo dhawaan jawaab ka bixin qabyaalada ku soo duushay

ARAGTIDA AKHRISTEYAASHA

  • musdaf m c salaad on Daawo Heestii Gabre Ee Kooxda Qeyladhaan “Wuxuu Geed yiri Mar hore hadaan gabalkey Ku jirin, Wallee Gudiney aniga Salkay Ma goyn kartee”
  • viva Surre on Qoraal ka soo baxay wargeyska Kabxanleey iyo Deefoow.
  • Mmg on Faah faahin dagaalkii u dhaxeeyey Ciidamada Westland State iyo Ciidanka Abdifatax Afrax ee ka soo duulay Bariga Baladweyne
  • zakaari on Beesha Xawaadle oo maanta markale u adeegsatay hubkii Qaranka in ay
  • abdirisak isse ali on Map-Ka Siyaasada Somaliya Oo Isbadal Weyni Ku Yimid Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelanayso Somaliland Isbadalada Socda
  • deeqa ducaale on Amisom oo war kasoo saartay dhacdadii degmada Marka.
  • Anonymous on MAAMUUL GOBOLEEDKA WESTLAND STATE oo si xowli ah ku socda qaab dhismeedkiisa iyo in la sugo nabadgelyada Gobolka
  • Anonymous on Wararkii ugu danbeeyey ee Qasaarihii ka dhashay Dagaalka Deefow

Archives

  • September 2023
  • August 2023
  • July 2023
  • July 2022
  • March 2022
  • September 2021
  • March 2021
  • February 2020
  • December 2019
  • November 2019
  • October 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • July 2019
  • June 2019
  • May 2019
  • April 2019
  • March 2019
  • February 2019
  • January 2019
  • December 2018
  • November 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • November 2017
  • August 2017
  • July 2017
  • January 2017
  • November 2016
  • September 2016
  • July 2016
  • June 2016
  • May 2016
  • April 2016
  • March 2016
  • February 2016
  • January 2016
  • December 2015
  • November 2015
  • October 2015
  • September 2015
  • August 2015
  • July 2015
  • June 2015
  • May 2015
  • April 2015
  • March 2015
  • February 2015
  • January 2015
  • December 2014
  • November 2014
  • October 2014
  • September 2014
  • August 2014
  • July 2014
  • June 2014
  • Home

Copyright 2025 | MH Newsdesk lite by MH Themes