Shirweynaha Beelaha Direed oo ka dhici Caasimada Dalka Itoobiya ee Adis Ababa

Shirweynaha Beelaha Direed oo ka dhici Caasimada Dalka Itoobiya ee Adis Ababa

Waxaan la socodsiin dhamaan haldoorka beelweynta Direed ee ku dhaqan dunada dacaladeeda, in dhowaan uu dhici doono shir taariiqi ah oo ay isugu iman dhamaan bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku abtirsada Beelaha Dirka.

Shirkan oo bilaaban maalin qamiis, taariiqduna ay tahay 28.febraayo.2019, wuxuuna socon doonaa shirkan ilaa 3 maalmood, halka shirka uu ku eg yahay maalinta Axada ee 3.maarso.2019.

Hadaba waxaa ka haray shirka maalmo, oo aad kala socon kartaan halkan, maalmaha, saacadaha, daqiiqadaha dhiman inta uu shirka bilaaban. Sidaa iyo kasoo qeyb gal wacan.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Shirweynaha Beelaha Direed oo ka dhici Caasimada Dalka Itoobiya ee Adis Ababa"

Leave a comment

Your email address will not be published.