Shirweynaha Beelaha Direed oo ka bilaaban Adis Ababe beri, iyo Senterka adis oo ay soo buux dhaafiyeed Dirka

Shirkii taariiqiga ahaa ayaa ka bilaaban Adis Ababe maalinta qamiista, 28.febraayo.2019, wuxuuna socon doonaa shirkan ilaa 3 maalmood, halka shirka uu ku eg yahay maalinta Axada ee 3.maarso.2019.

Hadaba shirkan oo in mudo ahba la sugayey, oo ay ku kulmayaan boqorada, salaadiinta, ugaasyada, waxgaradka, ganacsatada, rugcadaaga, dhalinyarada rag iyo dumarba ee ku abtirsada beelweynta Dirka, ayaa wuxuu ku bilowday sidii loogu tala galay, iyadoo ay maamulka shirkan ay si heersare shirka u soo abaabuleen, ayaa maalmahan waxaa hoteeladii iyo senterka adis ababe soo buuxdhaafiyey haldoorka beelaha Direed oo ka kala yimid dhamaan geeska Afrika, sidaSomaliland, Jabuuti, Kenya, Somalia, iyo Somali State.

Hadaba halkan kala soco maalmaha, saacadaha, daqiiqadaha dhiman inta uu shirka socon. Sidaa iyo kasoo qeyb gal wacan.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Shirweynaha Beelaha Direed oo ka bilaaban Adis Ababe beri, iyo Senterka adis oo ay soo buux dhaafiyeed Dirka"

Leave a comment

Your email address will not be published.