Saacada 12:30: Shirka oo maalintii labaad si habsami ah ku socdo iyo xiligii qadada oo la gaaray

Waxaa maalintii labaad ka socda shir ay beelaha Direed uga tashan aayahooda iyo danahooda mustaqbalka dhow iyo kan fog intaba. Shirkan oo dadka ka soo qeyb galay ay kor u dhaafayaan 1200, in intaa ka badana ay ku sugan yihiin caasimada dalka Itoobiya ee Adis Ababe, ayaa hadda waxaa la soo gaaray xilligii qadada, halkaas oo ay dhawaanloo dhaqaaqi doono hoolka Qadada oo aan muuqaalkiisa halkan idiinku soo gudbin.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Saacada 12:30: Shirka oo maalintii labaad si habsami ah ku socdo iyo xiligii qadada oo la gaaray"

Leave a comment

Your email address will not be published.