Galinkii Danbe, Shirweynaha beelaha Direed, qeybtii labaad 01.maarso.2019 …

Waxaan halkan idinku soo gudbin wafdi uu hagaamin Abaa Gadhaa Kadiir oo ka soo qeyb galay shirka walaalaha Direed, ayna la socdeen beelo Direed oo ku hadla afka Oromada. Abaa Gadhaa Kadiir ayaa halkaa ka soo jeediyey hadalo qiimo badan, halkan ka daawo:

cowslafil.com