Xaaji Maxamuud Aare Meecaad oo ka soo hadlay magaalada Jigjiga, kana jawaabaya hadalkii Mustafa Cagjar

Waxaan isa soo taraya jawaabaha ka imaan boqorada, ganacsatada, iyo waxgaradka beelaha Direed ee ka soo jeeda degaanka Somali State, iyagoo cambaareyn hadalkii meel ka dhaca ahaa ee ka soo yeeray Madaxweyne Mustafe Cagjar: Halkan ka daawo Rug cadaa iyo ganacsade Xaaji Maxamuud Aare Meecaad oo u jawaabaya Mustafe Cagjar:

cowslafil.com

Be the first to comment on "Xaaji Maxamuud Aare Meecaad oo ka soo hadlay magaalada Jigjiga, kana jawaabaya hadalkii Mustafa Cagjar"

Leave a comment

Your email address will not be published.