Xildhibaan C/kariin sh cumar sh axmed oo ka jawaabay xildhibaabo qabyaalad ka bilaabay baarlamaanka Somaliland

Waxaa maalmo ka hor ka hadlay barlamaanka Somaliland Xildhibaano ay isku heyb yihiin Mustafe Cagjar oo iyagana Dhaleeceen u soo jeediyey Shirka dhaqan ee nabadeed oo ay beelaha Dirka ku qabsadeen caasimada Dalka Itoobiya ee Adis Abeba. Shirkan oo ahaa shir dhaqan iyo isbarasho oo ay yeesheen beelo walaala ah oo ku abtirsada Dirka, beelahaas oo shirkan uga tashanayey aayahooda, iyo in laga shaqeeyo nabadgelyadada, deris wanaaga, iyo in leyska kaashado horumarka dadka iyo dalka intaba.

Hadaba ka daawo halkan Xildhibaan Cabdikariim Sh. Cumar Sh. Axmed oo u jawaabaya xildhibaanada ku heybta ah Mustafa Cagjar

cowslafil.com

Be the first to comment on "Xildhibaan C/kariin sh cumar sh axmed oo ka jawaabay xildhibaabo qabyaalad ka bilaabay baarlamaanka Somaliland"

Leave a comment

Your email address will not be published.