Shirweynaha beelaha Direed, qeybtii labaad 01.maarso.2019 …

Waxaan halkan idiinku soo gudbin shirkii beelaha Direed oo socda maalinta labaad, iyo talo wadaag iyo wadatashi balaaran oo dhex maray dhamaan haldoorka beelaha Direed ee ka soo qeyb galay shirkan.

https://youtu.be/KaXva4rWu4w

Shirkan oo lagu hadlayey afaf kala duwan ee looga hadlo dhamaan maamulada iyo degaanada Itoobiya, ayaa wuxuu ahaa shir aad u xiiso badan, halka dareenka walaaltinimo ee haldoorka halkaa isugu yimid, farxad iyo iyo midnimo sareysa laga dareemayey dhamaan hoolka shirka. Halkan ka daawo qeybtii labaad ee shirweynaha beelaha Direed:

cowslafil.com

Be the first to comment on "Shirweynaha beelaha Direed, qeybtii labaad 01.maarso.2019 …"

Leave a comment

Your email address will not be published.