Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi oo Adis Ababe la kulmay masuuliyiin sare ee Dowlada Itoobiya

Waxaa maanta booqasho ku soo gaaray caasimada dalka Itoobiya ee Adis Ababa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland. Booqashadan oo la xiriirta kulan ay dowladahan deriska ah uga wada tashan aayaha geeska Afrika.

Halkan ka daawo video booqashadii Madaxweyne Muuse Biixi oo ku yimid caasimada Adis Ababa maanta:

Shirweynaha Beelweynta Direed xilliga uu dhacayo waxaa ka haray maalmaha, saacadaha, iyo daqiiqadaha halkan ku xusan. Ka soo qeyb gal wacan:

cowslafil.com

Be the first to comment on "Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi oo Adis Ababe la kulmay masuuliyiin sare ee Dowlada Itoobiya"

Leave a comment

Your email address will not be published.