Magaalada Nusdariiq oo uu ka dhacay banaanbax ay kaga soo horjeedaan ciidanka New booliska wax ka jooga halkaa

Shacabka Degaanka Nusdariiq ee Somali State ayaa maanta ku mudaharaaday nidaam xumo iyo fowdo kaga timid ciidanka New boliiska wax ka jooga magaaladaas.

Ka dib mudaharaadkii Shacabka ayaa ciidanka degaanka waxa ay magaalada ka saareen New Booliska fowdada ka waday halkaa.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Magaalada Nusdariiq oo uu ka dhacay banaanbax ay kaga soo horjeedaan ciidanka New booliska wax ka jooga halkaa"

Leave a comment

Your email address will not be published.