Dhageyso: Nabadoon Cabdi Weli “Dagaalka Degmooyinka Deefoow iyo Kabxanleey Dowlada Xasan Shekh ayaa Ka Dambeeysa”.

Dhageyso: Nabadoon Cabdi Weli “Dagaalka Degmooyinka Deefoow iyo Kabxanleey Dowlada Xasan Shekh ayaa Ka Dambeeysa”.

Nabadoon Cabdi Weli Maxamuud Ibrahim oo ka mid ah Nabadoonada Beesha Surre ee Gobolka Hiiraan oo Wareysi siiyay Warbaahinta ayaa waxaa uu kaga hadlay dagaal Cuslus oo saakay ka qaraxay Degmada Deefoow ee Gobolka Hiiraan.

Nabadoonka ayaa sheegay in beel ka mid ah kuwa dega Gobolka Hiiraan lasoo weeraray, isla markaana ciidamado ka tirsan Dowlada Federaalka oo heysta Hubka Dowlada ay weerar kusoo qaadeen Beesha Surre ee degta Deegaanada Deefoow iyo Kabxanley ee Gobolka Hiiraan.

Waxa uu sheegay dagaalka lagu soo qaaday deegaanada beesha Surre ee Gobolka Hiiraan ay qeyb weyn ku leeyihiin Masuuliyiinta Sar Sare ee Dowlada Federaalka.
Hoos ka Dhageyso Wareysi dhinacyo badan Taabanaya oo uu kaga hadlaayo Nabadoonka Dagaalka ka socda Gobolka Hiiraan.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhageyso: Nabadoon Cabdi Weli “Dagaalka Degmooyinka Deefoow iyo Kabxanleey Dowlada Xasan Shekh ayaa Ka Dambeeysa”."

Leave a comment

Your email address will not be published.