Guul Darradii Ugu Cusleyd Ee usoo Hoyatay Beesha Bariga Baladweyne

Wararka aan ka heleyno Degaanada Kabxanley iyo Deefow ee Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in halkaasi gelinki dambe ee xalay ka dhacay dagaal aad u culus oo faraha looga gubtay sida caadada u ahayd beesha degta bariga Baladweyne ayaa weerar ku soo qaaday fariisimaha ay fadhiyaan ciidanka xaq u dirirka ee beesha Surre waxaana halkaas kala kulmeen qasaarihii ugu foosha xumaa intuu socday dagaalada Kabxanley iyo Deefow wixii warar ah ee ku saabsan dagaalkaas dib ayaan idin kula soo socodsiin doonaa .