Beesha laga ceyriyey Kabxanley iyo Deefow oo la sugayo caawa

Beesha Xawaadle oo la sugayo caawa iyo beelaha Surre oo u diyaariyey Daangedii soo dhaweynta.

Beesha xawaadle oo Maalinimadii Sabtiga 21 Bishan si Xoog ah looga saaray Deegaanka Beelweeynta Surre ayaa la sheegay inay markale duulaan gardaro ah isu soo Abaabuleen.

Beesha dulmiga aan ka korin ayaa isku soo uruursatay maleeshiyadoodii firdhadka ahaa ee ku jabay dagaalka maalintii sabtidii iyo dagaalada naf lacaariga ahaa ay ku soo qaadeen ciidamada xaq u dirirka beelweynta Surre.

Saraakiisha ciidamada Surre oo ay ka mid yihiin Gaashaanle Sare Maxamed Jiilba Jiil oo u waramay shabakada deefoow.com ayaa sheegay Haddii Beesha Bariga Baladweeyne aaneey ka waantoobin Damaca Waalida Ku dhisan ee Dhulboobka in ayagna ay Marti galin doonaan kulamada Kale ee Dagaalka.

Maxamed oo laga codsaday in uu Qeexo warka Kusaabsan Marti galinta ayaa sheegay in aan lagu dagaalami doonin oo kaliya dhulka Surre isla markaana Xabadu Meel walba ay gaari doonto

Jiilba Jiil oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri anaga Maatideena mar horeey qaxday waxaan in badan u tureeynay Maxasta ay Matalaan Ragaan Wax magaradka ah Waase naga dhamaaday Sabarkii Hadeey mar kale dhankeena soo aadaan weey marti galin doonaan colaada markooda.

Beesha Bariga Baladweeyne ayaa Caado iyo dhaqan ka dhigatay in ay weeraro dhulboob ah ku soo qaadaan deegaanda Beelaha kula nool Gobolka Hiiraan ayaga iyo Beesha Surrena waxaa ka dhaxeeya Dagaal Socday Ku dhowaad Laba Sano.

Wixii ka soo kordha jabka iyo hooga loogu tala galay martida ilmo bililiqo doon Xawaadle halkaan kala Soco.

cowslafil.com