Dhegeyso:Dhaawacyadii Maleeshiyada C.fataax Afrax Ee Dagaalka Deefow Waxaa Loo Qaaday Sacuudiga, Sidaas Waxaa Yiri

Dhegeyso:Dhaawacyadii Maleeshiyada C.fataax Afrax Ee Dagaalka Deefow Waxaa Loo Qaaday Sacuudiga, Sidaas Waxaa Yiri

abdi Wahaab Xaaji oo ka mid ah waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh in uu la saftay mid ka mid ah labada beeleed ee in mudo ah ku dagaalamayey gobolka Hiiraan, gaar ahaan Deefow iyo Kabxanley.

Cabdiwahaab Xaaji ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu diyaarad qaas ah u diray magaalada Baladweyne, halkaasna ay ka soo daad-gureeyeen dhaawaca beesha Xawaadle, iyadoo la keenay Muqdisho, kadibna loo qaaday Sacuudiga.

Cabdiwahaab ayaa intaa ku daray in ficilkaas uu muujinayo in Xasan Sheekh uu ku dhaqmayo qabyaalad cad.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhegeyso:Dhaawacyadii Maleeshiyada C.fataax Afrax Ee Dagaalka Deefow Waxaa Loo Qaaday Sacuudiga, Sidaas Waxaa Yiri"

Leave a comment

Your email address will not be published.