Mooryaanta ku soo duushay shabeelaha hoose oo dishay labo oday oo ka soo jeeda beesha biimaal

Mooryaanta ku soo duushay shabeelaha hoose oo dishay labo oday oo ka soo jeeda beesha biimaal

 

Wararka naga soo gaaraya  deegaanka sagaaroole ee gobolka  sh hoose ayaa sheegaya in shalay gelinkii danbe la dilay labo  nin odayaal ahaa oo ka soo jeeday beesha biimaal,

Dadka ka ag dhow meesha uu  dhibku ka dhacay ayaa sheegay in dhac xoog leh iyo  gubitaanka  guryaha tuulooyinka uu halkaasi ka socdo  ,

Labadan odey  ayaa waxaa laga soo watay beertooda kadib loo dilay si arxan daro ah

Waxana dilkan uu ku soo aadayaa isbuuc kadib markii sidan oo kale loo dilay shan dumar ahaa oo aay ku jirtay habeeney uur laheyd

Dilalka waxaa geysanaya maleshiyo  arxan laawayaal ah oo ku qalabeysan tiknikadii iyo  saanadii dowlada soomaliya caaalamka ugu deeqay si amaanka muwaadininta soomaliya loogu illaaliyo

cowslafil.com

Be the first to comment on "Mooryaanta ku soo duushay shabeelaha hoose oo dishay labo oday oo ka soo jeeda beesha biimaal"

Leave a comment

Your email address will not be published.