Maleeshiyada Sh/hoose Ku soo Duulay Oo Maanta Fal Waxashnimo Ah Ka Geysatay Degmada Marka

Maleeshiyada Sh/hoose Ku soo Duulay Oo Maanta Fal Waxashnimo Ah Ka Geysatay Degmada Marka

Iyadoo lagu jiro bisha barakeysay ee Ramadan ayaa Maleeshiyada beeleedka Hawiye ee Gobolka xasuuqa ka wada waxay kufsi iyo boob ka geysteen xaafada Buula Jaan.

Maleeshiydan ayaa kufsi ugu geystay gabar iyo dumaashideed xaafada Buulo Jaan, gaar ahaan Mowlaca Sheekh Xasan Yusuf.

Maleyshiyadan oo dhowr qof ku kufsaday  ayaan sidoo kale dhacay dukaan ay ku lahaayeen gurigooda.

Maleeshiyada  gobolka ku soo duulay ayaa falal dil iyo kufsi ah ka geystay qeybo ka mid ah gobolka, waxaana ka mid ahaa 5 haween ah oo ay ku dileen deegaanka Hareeriley, shaqaale u shaqeynayey cisbitaalka Marka iyo shirkada Hormuud.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Maleeshiyada Sh/hoose Ku soo Duulay Oo Maanta Fal Waxashnimo Ah Ka Geysatay Degmada Marka"

Leave a comment

Your email address will not be published.