Dhageyso: Amisom Oo Taageertay Aqoonsiga Maamulka Koonfur Galbeed

Dhageyso: Amisom Oo Taageertay Aqoonsiga Maamulka Koonfur Galbeed

Afhayeenka AMISOM Col. Cali Aadan Xumud oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin aqoonsiga ay heleen Maamulka Koonfur Galbeed ee Ka kooban Gobolada Baay, Bakool iyo Shabeelada hoose.

Mr. Xaamud ayaa tilmaamay in AMISOM ay taageereyso Maamulka Koonfur Galbeed kaasoo ka kooban Seddex gobal.

Waxan Soo dhaweyneynaa in ay israacaan Bay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose  waana la shaqeynaynaa” ayuu yiri Col.Cali Aadan Xumud.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhageyso: Amisom Oo Taageertay Aqoonsiga Maamulka Koonfur Galbeed"

Leave a comment

Your email address will not be published.