Dr Yaasiin Cartan oo ugu baaqay dowlada Soomaaliya ineey soo xirto Mooryaan Xaad iyo Axmed Diiriye

Dr Yaasiin Cartan oo ugu baaqay dowlada Soomaaliya ineey soo xirto Mooryaan Xaad iyo Axmed Diiriye

Dr Yaasiin Faarax Cartan oo kamid ahaa Musharaxiintii isku soo Taagay Xilka Madaxtinimadda Puntland 8 Janaayo 2014 ayaa caawa  uu ka hadlay hadalada kasoo yeeraya shaqsiyaadka isku magacaaba Hogaanka Dhaqanka Hawiye. siyaasigaan ayaa dowlada ku booriyay inay umada ka qabato axmed diiriyo xasan xaad, isagoo sheegay inay dalka u horseedayaan dagaal sokeeye.

Siyaasiga ayaa intaasi ku daray in wax lala yaabo ay tahay in dad ka soo qeyb qaatay dagaalada sokeeye ay hogaamiyaan qowmiyad dhan ayagoo aan cidna soo dooran, wuxuuna ku tilmaamay midkood inuu dilay shaqsi uu xoog kaga qaatay gurigiisa oo ku yaalo magaalada Muqdisho.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dr Yaasiin Cartan oo ugu baaqay dowlada Soomaaliya ineey soo xirto Mooryaan Xaad iyo Axmed Diiriye"

Leave a comment

Your email address will not be published.