Daawo Sawirada: Raíisul wasaare Cabdiweli oo si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka Muqdisho

Daawo Sawirada: Raíisul wasaare Cabdiweli oo si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka Muqdisho

Wasiirka koowaad ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, Kadib markii ay ka qeyb galeen Shir-madaxeedkii 23-aad ee Midowga Afrika oo ka dhacay magaalada Malabo ee Equatorial Guinea.

Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa si diiran u soo dhaweeyay madax ka tirsan labada gobole ee dowladda iyo dad weyne farabadan.

raisalwaraaseweli_01 raisalwaraaseweli_02 raisalwaraaseweli_03 raisalwaraaseweli_04 raisalwaraaseweli_05 raisalwaraaseweli_06 raisalwaraaseweli_07 raisalwaraaseweli_08

Be the first to comment on "Daawo Sawirada: Raíisul wasaare Cabdiweli oo si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka Muqdisho"

Leave a comment

Your email address will not be published.