Gudoomiyaha Degmada Deefow oo ka hadlaya xaalada degaanka ka dib markii ay soo gaareen fataahada webiga shabeele
cowslafil.com
cowslafil.com
Golaha dhaqanka beelaha Direed Oo Tageeray Bilada uu Ku Gulaystay Raysal Wasaaraha Itoobiya Mudane Aby Ahmed Ali cowslafil.com
Ujeedo: Hambalyo iyo bogaadin ku socota Prime Minister-ka Dawlada Federaalka ah ee dalka Itoobiya mudane Dr Abiy Ahmed oo ku guulaystay Abaalmarinta Nobel Peace Prize 2019. Salaadiinta, Ugaasyada, Boqorada, Cuqaasha, saraakiisha, siyaasiyiinta, aqoonyahanka, Ganacsatada, Dhalinyarada…
Halkan ka daawo Ugaaska Guud ee Beesha Cabaas Muuse (Surre – Dir) Ugaas Axmed Jaamac Sarcade oo lagu caleemo saaray Magaalada Baran ee Gobolka Sanaag. Waxaa kaloo halkaa lagu soo doortay Cheaf Caaqil beesha Axmed Maxamud…
Suldaan Direed ee Beesha Cumar Muse (Surre) oo lagu caleemo saaray Magaalada Garawo. Suldaan Cali Saciid Samatar iyo Caaqil Cabdirisaaq Xaaji Cawil ayaa lagu caleemo saaray magaalada Gorowe, suldaanka oo ka mid noqon doono dhaqanka Soomaalida…
Salaadinta Beesha Direed Oo Madaxweynaha Jubaland Ugu Baaqay Inu Xadhiga Dilka Ka Daayo Dadka Beesha Golaha dhaqanka beelaha Direed oo ka hadlaya xaalada Kismaayo iyo dhibaatooyinka lagu hayo Bulshada Direed ee ku dhaqan halkaa: cowslafil.com
Golaha dhaqanka beelaha Direed ayaa kulan ku yeeshay caasamada Jamhuuriyada Somalilan, halkaas oo ay uga hadleen dagaalada soo noqnoqday ee u dhaxeeya beelaha Ciisa iyo Canfar. Halkan ka daawa Golaha Guurtiga Beelaha Direed oo arrintaa…
Waxaa ina soo gaaraya warar sheegaya in dumarkii soomaaliyeed ee iyagoo si nabad ah ugu banaanbaxaya bartamaha magaalada kismaayo, xadgudub iyo xarig aysan muteysan loogu geystay halkaa, ay galabta xornimadooda dib u hanteen, halka ay…
Ku: Dawladda Federaalka Soomaaliya Ku: Urur goboleedka Igad Ku: Ciidamada Amisom Ku: United Nations Human Rights Council(UNHCR) Ku: Beesha Caalamka Ururka Midnimada Dirdeed (UMD) oo ah urur ay kumideysan yihiin Ugaasyo,Salaadiin, Cuqaal, Aqoonyahan, Siyaasiyiin iyo…
Daawo Musharaxa Madaxweynaha Jubbaland Ducaale Aadan Maxamed oo si adag uga hadlay Doorashooyinkii iska soo horjeeday ee ka dhacay Magalada Kismaayo iyo eedeyn kulul oo uu u jeediyay Dowlada Federaalka ah. cowslafil.com
cowslafil.com
Waxaa ina soo gaaraya cambaareyn isdaba joog ah oo soo gaaraya shabakada cowslafil, oo lagu cambaareyn madaxweynaha maamulka is caleemo saaray ee degaanka Kismaayo, oo ku darsaday caburinta lagu hayo shacabka Direed ee halkaa ku…
Maleeshiyaadka Raaskambooni ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ee kusugan Magaalada Kismaayo ayaa hadda xabsiga utaxaabay Odayaal kasoo jeedo Beesha Biimaal ayagoo loo haysto iney abaabuuleen ciidan dhawaan ka goostay Maamulka Axmed Madoobe oo Alshabaab kula…
Degaano ka mid ah Somali State oo ka cabanaya xaalad adag iyo biyo la’aan halkaa ka jirta, codsi u diraya Somali State iyo dowlada Itoobiya cowslafil.com
BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM Ku: Saxaafada Afka Somaliga ku hadasha UJEEDO: WARMURTIYEED (COMMUNIQUE) Salaadiinta, Boqorada, Ugaasyada, Cuqaasha, saraakiisha, siyaasiyiinta, aqoonyahanka iyo waxgaradka beelweynta Direed ee ku bahoobay Ururka Midnimada Direed (UMD) waxay halkan ku cadeynayaan in…
Sannad guuradii koowaad ee Ururka Midnimada Direed, 12.august.2019. Hambalyo Hambalyo Hambalyo !!! Hambalyo: Sannadguuurada 1aad ee Ururka MIDNIMADA Direed. Golaha iyo Ururka MIDNIMADA Direed (UMD) waxa uu sanad jirsaday 12 Augusti 2019. Munaasabadii Sanadguurada UMD…
Odayaasha dirka koonfureed oo si adag ula hadlay farmaajo cowslafil.com
Caruurta degaanka CeelAfweyn ee Gobolka Sanaag oo baaq nabadeed u diraya dadka ehelka ah ee halkaa ku dagaalamaya: cowslafil.com
Gogol nabadeed oo ay dhigeen odayaasha dhaqanka Gobolka Togdheer, loona dhigay beelaha walaalaha ah oo ay dirirtu ku dhex martay degaanka Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag (Somaliland) Halkan ka daawo odayaasha dhaqanka Gobolka Togdheer oo ka…