Golaha dhaqanka beelaha Direed oo ka hadlay dagaalada soo noqnoqday ee u dhaxeeya beelaha Ciisa iyo Canfar

Golaha dhaqanka beelaha Direed ayaa kulan ku yeeshay caasamada Jamhuuriyada Somalilan, halkaas oo ay uga hadleen dagaalada soo noqnoqday ee u dhaxeeya beelaha Ciisa iyo Canfar. Halkan ka daawa Golaha Guurtiga Beelaha Direed oo arrintaa ka hadlaya:

cowslafil.com

Be the first to comment on "Golaha dhaqanka beelaha Direed oo ka hadlay dagaalada soo noqnoqday ee u dhaxeeya beelaha Ciisa iyo Canfar"

Leave a comment

Your email address will not be published.