Articles Posted by the Author:


  • Dagaal gardaro ah oo lagu soo qaaday dadka degaanada Kabxableey iyo Deefoow

    Waxaa ina soo gaaraya in saakey aroonimadii 4’tii (ama tobansaac) in la soo weeraray degaanka Kabxanleey, laguna soo weeraray tekniko badan iyo ciidan magac iyo dareeska dowlada wata . Ciidankan oo ah guutooyinka ku shaqeeya magac dowlad, hubkii iyo hantidii qaranka oo ay shacabka ku difaaci lahaayeena u soo qaatay inay ku laayaan/burburiyaan dadka iyo degaanada […]



  • CAMAARAYN KU WAJAHAN WEERARKA LAGU QAADAY XILDHIBAANADA BEESHA DIR EE DAWLADA GOBOLEEDKA HIIRSHABEELE

    BISMILLAHI RAXMAANI RAXIIM UJEED: CAMAARAYN KU WAJAHAN WEERARKA LAGU QAADAY XILDHIBAANADA BEESHA DIR EE DAWLADA GOBOLEEDKA HIIRSHABEELE. Ku: Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo Ku: Raiisal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somaliya Maxamed Xuseen Rooble Ku: Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullahi Xuseen Ku: Beesha Caalamka iyo Hayadaha Xuquuqal-Insaanka Ku: Saxaafada Geeska Afrika iyo guud ahaan Saxaafada Caalamka […]


  • Qabiil (kaaga) waa qurun, Somaalinimo ayaa ina Deeqda?

    Madaxweynaha Somali State Mustafe cagjar intii uu xilka hayey ayaa waxaa soo kordhay in degaano horleh oo ay ku dhaqan yihiin shacab Direed ay ka geystaan ciidanka Liyuu boliiska xusuuq iyo in la gumaado dad shacab ah. Degaanadii ugu danbeeyey oo ay ciidanka Liyuu Booliska xusuuqa ka geysteen ayaa kala ah * Degaanka Gaashaamo * […]







  • URURKA UMD WUXUU BAAQ NABADEED U DIRAYAA BEELAHA KU DAGAALLAMAYA GOBOLKA MUDUG

    Ururka Midnimada Direed (UMD) oo ah urur ay ku mideysanyihiin Ugaasyo, Salaadiin, Cuqaal, Aqoonyqhan, Siyaasiyiin iyo Waxgarad farabadan oo ku abtirsada beelweynta Dir ee ku kala nool dalka iyo dibeddaba, waxay baaq nabadeed u dirayaan beelaha oodwadaagta ah ee Saleebaan Cabdalle (Surre) iyo Sacad Siciid (Habar Gidir). Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ”Oodi ab ka dhaw”. […]